INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAJICUUN (MARXUUN DHALAC ALLEH HA U NAXARIISTO)
Inaalilahi wa i naa ilayhi Raajicuun. Geeridu waa xaq
![]()
![]()
Dhamaan hawlwadeenada Websiteka Togaherer Media oo kala jooga dhamaan daafaha dunida waxay ay tacsi u dirayaan dhamaan qoyskii iyo qaraabdii uu ka geeriyooday alleh ha u naxariistee oday beeleed , ahludiin ahaa Waa marxuun Maxamed Xussen oo ku magac dheeraa (Dhalac) oo habeenkii xalayto ahaa ku geeriyooday magaalada Hargaysa Isaga oo cibaadaysanaaya, gaar ahaan waxaan ka tacsiyeynayaa Ibraahim Maxamed Xussen oo ku nool Cariga Ingriiska ,hadaanu nahay bahda shabakada Togaherer waxaanu leenahay samir iyo iimaan Marxuunka waxaanu u baryeynaa in naxariiskii jano ka waraabiyo dambigiisana uu dhaafo .
Amiin ……. amiiiin…… amiin….
