16 SANO KA DIB MAXAY KU DHACADAY IN CIIDANKU DARJO LA YAHAY? W.Q:GURAY

16 sano kadib,maxay kudhacdey,in ciidanku,darjo
layahay?

askari daacadaan,ahay    dalkiisana ilaashoo
aan darajo helinoo,         dayac uu  udheeryoo
dayaro dhaafka,dhacyaa   daleel ,baan ujoogaa
mushahrkoo,dib dhacyoo, dakhligaa yaaradiyo
dowladaa habsantiyo,      deelqaafyo,farobadan
ay daashdeenoo,           udulqaata baan  ahaay

dowlad waan kaa       quustoo,dadkaygaan
lanooloo yagaa          darjo iixidhi yagaa diifta
iga biin   yagaa        dayca iga jiri,yagaa,dorka
wayaa udedalayaayo,   iyagaan kudeyrnahay

tan iyo intii la aasasey ama dhiibada loo taagey ciidamada ,qalabaka sida ee kala duwana
2/2/1993,waxay soo mareen marxalado kala duwan iyo waayo badnoo oo qalafasan
mudadaa 16 sano ah ciidanka jamhuuriyada S/LAND may helin wax si mug iyo miisaan leh,udaboola bahiyaha,ciidan qaran leeyaahay,

waxynu ognahay qaabkii loo sameyey ciidanka qaranka xiligaas ,oo askri waliba qorigiisii
ayuu wadanka,ugu shqeynayaa,oo dowladi markey askri qoraneyso waa iney waxuu ku
howl geli lahaa siisaa ,inagoo og wayaha badan ee ku gaadaaman ciidamada ,qalabaka sida, ayaa hadana dowladu tiraahdaa, laacgata ugu badan ciidankaa ayey kubaxadaa,
miisaniyad sandeed kasta ,ay tirhadaa waxaa loo kordhiyey,mushaharkii,
xagee bey maraan laacgaaha,badanee, lagu hafrayo ciidamada dulamni

waxaa laa ogyahay,in ay gacmo leexsan iyo wadooyinka musuqmaasuqu,labaxay
ay si toos ah ugu shubmaan,waxasoo  dhami  iyagoo jira,ayey dowladu,kuhaysaa
hafar joogto ,ah

waxayduna,isweydiintu tahay,meeday derjadii iyo kala danbeyntii,ciidan lahaan jirey?
derajadu waa, waxa keliya ee ciidanku,dugsado,ama uuhiigsdo,waa waxa keliya
ee lagu garto hayabda ciidan qaran huwanyahay, waa waxaa  lagu garto askriga
daacaada ah ee daljirka ah ,waa waxaa uu marka askri howl galaayo ku nayaayiro
inuu haduu howshaas loo direy qabto ladalacsiin doono,oo uukaraama qaran kaheli doono,
maxuu ciidanka qarnku dugsadaa, maxuu howl qaran qabtaa,kol hadii 16 sano kii
qaranka ushaqeynaayey iyo kasaaka la qoraa aan lahayan haa yartee waxa lagu kal sooco,masuuliyda dib udhaca ciidnka qaranka haystaa waxa lagala xisaabtmi  doonaa
waa,manata jirta

CIIDANKA,DALKEYGOO,
waxaan ciidanka daacaad ah ,ee samirka iyo dulqaadka badan kula dar daarmayaa
wadankaad xoreyseen baad  abaalku ledihiin ,oo dadkaad ilaalineysaan baad abaal
kuleedihiin,oo nabadaad abaal illaahiya kuleedihiin, S/LAND oodhan baa is bedel ubaahan
markaas ,dalkoo dhan baa daycnee idinkuun mahee,samra oo kuwa drajada iidnsiinaya
codkiina siiyaa,oo kuwa aad wakhtiga badan iyo wayahaba soo wad marteen ,ee waxaad gashaan iyo waxaad gudaan baa garanaya siiya codkiina, kuwa kadmaqnaya dayiciina codkiina ,siiyaa,

BY GUREY A GASIIRE

Web Stats