MAXAA SABABAY IN XAAFADAHA KOONFURTA HARGAYSA HABEENKI TOBNAD U KA MAQNADO LAYDHKA DAWLADU
Tan iyo horanti bishan wax xaafadaha koonfurta hargaysa ka jirtey koronta la,an bahsaan oo ay sababtay marki la wayay laydhki dawlada oo an ila imaka la hayn wax ku dhacay , halka anay wali ka hadal mamulka warshada laydhka hargaysa oo u muqda kuwa tamar daran marka ad eegto dhinaca hormarkoda oo ad u liita taasi oo laga dareemayo in maalinba maalinta
ka danbaysa ay u muqato warshadu mid lalabanaysa oo an awoodi karin in ay si wado hawshi ay bulshada u haysey oo ila maalinti la asaasay an wax hormara samaeyn taaso oo dad weynuhu ku micneyen maamul jilec iyo musuq masuq bahsan oo ka jira mamulka warshada oo iyagu ah qaar tabar daran oo an la janqadi karin wakhtiga casriga ah ee lagu jiro
hadaba dadweynaha xaafadaha koonfurta hargaysa aya in tooda badani wax ay u wareegen shirkadaha korontada ee gaarka ah kuwaasi oo sheegey in an ciidi la xisaabtamin mamulka warshadaas oo anay ciidna ka baqan
hadaba wax jirta in warshadani u bahantahay in ay xukumadu wax ka qabato tabashada dadweynaha ee isaso taraysa masul kastana lagula xisaabtamo hawsha u hayo
alla mahad leh
xasan c/laahi
