SIYAASAD XUMADA UDUB IYO TAAGEERAYAASHOODU WAXAY KA DHAMAAN WAYDAY HEESAHA WADANIGA AH.W/Q:IBRAHIM ADEN SALAAD
marka hore waxan salamaaya dhamaan umada somaliland meelkastoo ayjoogan gudo iyo debedba waxan kale oo salmaya mareegta togaherer.com oo marwalba inoo soobandhigta warar daraya inataa kadib waxan doonaya inan kahadlo hadalay maalmahankuhafteen xisbiga udub iyo taageerayashiisa oo kujaahwareeray wax qabadka iyo guulaha uu soohooyay gudoomiyaha kulmiye ee siilayo tas oo kor u qaaday sumacada wadankena iyo dumida aan kadoonayno ictiraafka tas oo ay kanexeen xisbiga udub iyo inta yar ee taageerta oo ku haftay soo dhawayntii gudoomiyha xisbiga oo dadka reer hargysa muujiyeen sida ay ugu heelanyihin in isbedelkadhoco wadankasomaliland oodhan tasoo ahayd fariin ay dadku u dirayeen inay doonayaan inay waxa bedelan .
hada waxan u sheegaya dadk ay haysocuqdadu inay dadka sooraacan oo ay kagudban meeshay ku oodanyihiin waxan layaabay markan arkay dadka leh kulmiye muxuu usaara heesta dalka sowaniga malihi horta waxna ushegya ninka layidhahdo naaleeye oo aad moodid inuu hada hurdada kasoo toosay kunahanbabaray taageeradii xisbiga kulmiye eemalintii dhawayd ay dadka reer hargysa ku soo dhawayeen oo uu uqatay wax uqadan waya hadaba waxaan leeyhay sxb naaleeyoow waxad kamidthay dadka ay hayso cuqdada aan dawadalahay eehorta ilahay hakadaweeyo mida kale waxna kuu sheegya waxad ka dhawaajisay dadagalo sokeeye aya madaxda kulmiye ka qaybqaateen marka hore waxan kuusheegya waxaad tay qof xanuunsanaya oo wali xasuusan waxalaga soo gudbay oo ay muda somaliland ku aha dhib tas oo laoga cidii kadanbaysay anigu odhan maayo hebelba kadanbeye se waxaan ku waydiiyay naaleeyow maxaad u xasuusn wayday dagaaladii lagu xasuuqay shacabak somaliland ee kuwa aad kusheegaysoinay wax xasuuqena waaragii shalay kuu difacayay midakale siilayo hadii uu doonayo dagaal sokeeyo waxaa uu ku dagalamai laha markii doorashadii tan kahoreesay ee sida beentaha loga helay waxauu udaneeyay dadkisa tasan siilayo iyotaageerayashisab ay kaduulayan marwalba laakin adigu waxad wali ku xidhanthay ay cidlaha naftadana waxad kaqabgtaa cuqdad siysada fadhiidhka ah ee ay ku socoto ayaa go’doon kaadhigtay waxan sekuleeyhay cidlaad lajoogtaye mesha kasoo dhaqaq oo dadka dhinac karaac
waxan kale oo idin leeyahay heesha ad ku dhex waalatena de kulmiye masamayne waxaad waydiisan abwaanadii sameeyay oo waxaadtidhahda maxad ugajeeden sewaxan idin soojeedinay intayar ee wali calool xuunku hayo ee xanuunka aan dawadalahay ni hayo ama kulmiye raaca amagegi cidla’ah goowdaa kahaya
guul iyo gobonimo somaliland inshalaaa
by ibraahin adan salad[xayir]holand
