TACSI GEERIDA MARXUUM MUJAAHID MATAAN MAHDI BEELIEEDEY
ina lilaahi wa inalilaahi rajucuun
anaga oo kala joogna qurbaa iyo gudawadankaba waxanu tacsi tiiranyo leh u dirayaan
qarabada iyo ehelka uu ka geeriyooday sarkalka mujahidka ahaa hadana aha
sarkaal ka sahanka ciidanka jiida hore ee somaliland
muj mataan mahdi beeli eeday
waxanu ilahay uga baryaynaa naxariistii jano in ilahay geeyo janada danbigiisana dhaafo
amiin aamiin aamiin aamiin
saleebaan maxamuud dhiidhi (dhagawayne)
cali kayse kabadhe
mubaarik maxamed cumar
mubarik cabdi xaafid
cali saleebaan ducaale
casha maxamuud yusuf
asad tarabi jamac
ilahay godka ha unuuro marxuun kaa
aamiin aamiin aamiin
