Line-dhexda
Telesom-Web-Banner Dahabshiil
Line-dhexda
Jano-yar
Line-dhexda

Mucjisada aduunka Oo Fadhida:-“Anigu Waxaan ahay Ninka Aduunka Ugu Gaaban” Sidaa waxaa yidhi 73 jir Reer Nebal ah .

ToggaHerer 01 Oct 2013 Nin Oday ah oo da`diisu tahay 73 jir una dhshay dalka Nepal ayaa sheegay in uu yahay Ninka dunida ugu gaaban Cabirka dhererkiisana uu noqday 43 centimeter Aan ku istaagi karayn Cagihiisa.

Master Nau,Oo Ku dhashay Magaal oyar oo Tuulo ah ayaa hadeer u duulay Caasimada Dalkaasi si uu u noqdo Mid ka mid ah Dadka ugu caansan dunida maadama oo uu yahay ninka ugu gaaban Aduunka uuna u galo Diiwaanka Guinness. Sidaasi waxaa qortay AFP.

Nau

Ninkan Sida caadi ahaanta ah ugu Fadhiisata Badhidiisa ee Aan kici karay ayaa Niman Suxufiyiin ahi kula kulmeen Madaarkii uu ka dhoofaayey markii uu u socday Caasimada dalkaasi Sawiro ay ka soo qaadeen Se hadeer ninkii Gaabnaa waxa uu ku soo laabtay magaaladi uu ka yimid ee Bhairahawa.

Mr Nau ayaa doonaya in uu Record kiisa ku darsado waliba ninka aan dhaqaaqin , sidaa darteen ninka daba fadhiya ee jagadan kula tartamaaya ayaa ah nin ka soo jeeda dalka Taiwan Oo isagana lagu qiyaasay 68 Centemeter.

Xigasho AFP.

Advertisement