Togaherer News » Editor

18 May Waa Maalintii Qaranka Somaliland Taas oo Looga Dabaal Degayo Dhamaan Daafaha Dunida.Hadba Mudo Shan daqiiqo ah Dhagahaaga Sii Heesta Calanka.
Maanta Waa Maalintii Qaranka Somaliland Taas oo Looga Dabaal Degi doono Dhamaan Daafaha Dunida.Mudo Shan daqiiqo ah Nala dhagayso Heesta Calanka.

Halkan Guji Si aad u dhagaysato Heesta Aanu caawa idiinku Soo Xulnay 18 may Maalinta Qaranka Somaliland Si aad Mobilkaaga  noogula Dhagaysataaan.

Dhamaan Cidagalaha Ku dhaqan Dalka Norway Iyo Qaar Kamid ah Jaliyada Somaliland Waxay Commisioner A/Fataax Ka Tacsiyeynayaan Geerida Ku Timid Aabihii Ibrahim Sh.Xasan.
Cabdi Nabadiid warsame. Odayga Reerka

Cabdi Xakiim Ismaaciil X.Ahmed Gudoomiyaha Ucid ee Norway

Aadan Axmed Cilmi (Dhoolayare) Gudoomiye Kuxigeenka Urur Siyasadeedka Rays

Cismaan Cumar Jaamac (Ina Cumar Dool )

Xussein Cismaan Xirsi(Ina Cismaan dhuux)

Dr Maxamuud Wayrax Warse

Eng. Rashiid Muuse Dheere Gudoomiyaha Jaaliyada Somaliland Ee Norway

Khadar Muxumed Xayd

Eng Ahmed Xasan Caways

Oday Maxamed Jaamac Cali (Qoolcaday)

Xildhbaan Xamse Maxamed Somajeeste

Cabdi Wahaab Maxamed Ibrahim

Mawliid Hasan Liiban

Yusuf Ibrahim Aw Axmed (Yusuf Gadhle)

Muuse Xariir

Cali Maahir Jaamaca (Cali Madharagto)

Ganacsade Cabdilaahi Cagawayne

Maxamed Caydiid Tahar

Prof. Maxamed Cali Ciise (Taani)

Mustafe Indhacaad

Maxamed Shiine Keenadiid

Eng Cabdi Casiis Bitijoor

Cabdi Wayrax Warsame

Eng Xasan Damal Xuseen

Xasan Cali Gaagaab

Eng Maxamuud Cabdi Cilmi

Cadiid Xasan Galool

Khalid Abiib Jamac

Jaamac Guun Jaamac

Cabdiraxmaan Maxamuud Cigaal (Ina Sambiile)

Cali Cabdi Gaas

Maxamuud Xasan Haldhaa( Fayr)

Khadar Cabdi Cilmi

Eng . Garaad Xariir

Eng Rashiid Maxamed Aw Yuusuf

Ganacsade Axmed Cali Kaahin

Fuad Axmed Abdilaahi (Geeljire)

Cabdi Rahmaan Cali Xasan

Cabdi Kariim Biix Cali Wayrax

Bare Gandameer .

Cabdi Qaadir Axmed Shafad.

Maxamed Qorane

Cabdilaahi Saleebaan Hoori.

Cabdi Rashiid Maxamed Xujaale

Mataan Maxamed Xujaale

Jamaal Maxamed Xujaale

Kayse cubeed Maxamed

Faysal Cali Kaahin

Maxamuud Cabdi Kaahin

Ibrahim Cabdi Kahin

Cabdikariim Cali kaahin

Yuusuf Xalane

Maxamed Ibrahim

Cali Qorane

Xasan Caydiid

Muuse Yusuf Jaamac

Innaali llaahi wa innaa Ilayhi raajicuun, Kullu Nafsul Daa’iqatul Mawt.Dhamaan Dadkan iyo qaar kale oo aan halkan lagu xusi karin waxay tacsi u diraysaa Dhamaan Reer Sheekh Xasan Gaar ahaa Waxay mid gaar ah u dirayaan Eng Cabdifataax Ibraahim Sheekh Oo Ka mid ah Xubnaha Commisionka Somaliland taas oo ay ka tacsiyeynayaan Geerida naxdinta leh ee  ku timid Alleh Ha u naxariistee Marxuum Ibrahim Sheekh Xasan Oo Aabo U ah Commisioner Eng CabdiFataax Ibrahim Sheekh Xasan.Waxaanu Marxuumka Ilaahay uga baryeynaa In janadi Farduusa Ka waraabiyo Samir iyo Iimaana Ka siiyo Dhamaan Bulshada Somaliland Gaar ahaa Eheladii iyo Qaraabadii Marxuunka.

Alleh Ha u naxariistee Marxuum Ibrahim Sheekh Xasan Ayaa ahaa Qof Ehlu Cibaado ah Dad Jecel, Deeqsi ahaa sidoo kalena Waxa uu ka mid ahaa Odayaashii Nabada Somaliland Ku faanto Ka ahaa Hormoodka Had iyo jeerna ku talin jiray In Dadku Nabad ku wada Noolaado, Sidoo kale waxa uu ahaa Ibrahim Sheekh Ganacsatadii Sideetanaadkii Ugu waaweynayd Dalka Jamhuuriyada Jabuuti.

Kuli nafs Daaiqatul Maw Geeriduna Waa Xaq (Inaalilaahi Wa inaa ilahayhi Raajicuun)

Marxuunka Ayaa Lagu aasay Maanta Xabaalaha naaso hablood   Magaalo Madaxda Somaliland Ee Hargaysa

اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه واكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الذنوب والخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس.

Innaali llaahi wa innaa Ilayhi raajicuun,

Cayaar yahanka Michel Owen Oo Ka Tagi Doona Kooxda Man United Kadib Markii Koontaraaga Loo Cusboonaysiin waayey.
Ciyaaryahanka caanka ah ee Michel Owen  una safta kooxda Manchester Uinted ayaa sheegay inuu ka tagayo kooxda kadib kolkii uu tabaraha caanka ah ee Manchester United Sir Alex u sheegay in aanu i cusboonaysiindoonin nootaayadii ama kontraagii uu haystay ee ku eekaa sadexda sano. Sidaas waxaa sheegay Michel Owen oo ku qoray websaaykiisa Twitte.

Michel Owen iyo Sir Alexa

Michel Owen ayaa usoo saftay kooxa ay ka midka yihii Liverpool, Real madrid iyo Newcatle. Michel ayaa waxaa uu ku mid ahaa mid ka mid ah weeraryahanada ay khuburada ku xeel dheer falanqaynta ciyaarta kubadacagtu ku tilmaami jireen inuu noqon doono mid heer sare ka gaadha ciyaarta kubadacagta. Laakiin waxaa xanibay oo mar walba ku dhici jiray dhaawacyo soo gaadhi jiray.

Michel Owen ayaa sheegay inuu kolka hore u bixi doono fasax kadibna uu ka baaraan degi doono halkii uu uga gudbi lahaa ama uga wareegi lahaa.

Warqabadka Togaherer

Oslo

17 May Waa maalinta Qaranka Dalka Norway Halka 18 May Ay iyana Tahay Maalinta Qaranka Jamhuuriyada Somaliland-Bal hadaba Sidoo looga Kala Dabaal Degaa Ugu horayn Daawo Norway.
Maalinta Qaranimada Dalka Norway Oo Guud ahaa looga dabaal degay Gobolada Dalka Norway .Maalintan oo ku beegan 17 may ee sanad walba waa maalin aad ugu dheer qiimo badana ugu fadhida dada reer Norway.

Fadlan si toos ah uga daawo waxa ka dhacay gobolada dalka oo dhan

Rettehet av bildene er fra VG og DB.

Gudoomiyaha Jaaliyada Somaliland Ee Norway Eng Rashiid Muuse Oo Tacsi U Diraaya Commissioner Eng A/Faraax Geerida Ku Timid Alleh ha u naxariistii Aabihii Marxuun Ibrahim Sheekh.
Gudoomiyaha Jaaliyada Somaliland Ee dalka Norway  Eng Rashiid Muuse Ismaaciil Isaga oo Ku hadlaaya Magaca Jaaliyada Somaliland Ee Dalka Norway Waxaa uu Ka tacsiyeynayaa Dhamaan Bulshada Somaliland Gaar ahaan Commissioner Eng Cabdi Faraax Ibrahim Sheekh Geerida Ku timid Alleh ha u naxariistee Marxuun Ibrahim Sheekh Xasan oo Aabo U ah Commissioner Eng Cabdifataax Ibrahim.

Gudoomiyuhu Waxa uu Maruunka Ilaahay uga baryayaa In naxariistiisa Balaadhan Siiyo Ehelka  Janatul Firdawsana ka dhigo Sidoo kale Waxa uu Samir iyo imaan Leeyahay Dhamaan umada Reer Somaliland Gaar ahaan Eng Cabdifataax oo Ay saaxiibo Dhaw yihiin. Waxaanu sidoo kale ilaahay uga baryahaa In badal Khayr Qabad uu siiyo.

Inaalilaahi Wa inaa ilayhi Raajicuun

اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه واكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الذنوب والخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس.

Gudoomiyaha Jaaliayada Somaliland Ee Dalka Norway

Eng Cabdirashiid Muuse Ismaaciil

Dibdis Maxamed Baashow, Dibci Qalinka Faaqidaada maqaalkii Maxamed Baashe ee ahaa “Geedu xeer ma leedahay?”. Hamud Duale.
Maqaalkan waxaan ku dhiigshiilayaa oo ku dahabshiilayaa maqaalka uu qoray sarkaal ka tirsan shirkada dahabshiil ee ku abtirsata dhiigshiil. Waa maqaalkii xaadhimaha interneka dhawaan lagu baahiyey ee ahaa “Geedu xeer ma leedahay” ee  uu qalinka ku duuge Maxamed Baashe Xasan.

Hasayeeshee intaanan guda gelin ujeedadaydaa, maadaama lagu jiro bishii xuska Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim cigaal,  Waxaan maqaalkan ugu waqlalayaa  midka ka mid ah Murtiyihiisii dhaxal gala ahaa.

Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal wuxuu yidhi:  “Waxaanu maamulaa qabaa’il madax adag oo markay doonaan isku soo uraya, oo la isku qobtalayo.  Waxaanu ku wadnaa sabaalayn, suubaan salaax, suul-dhabaalayn, sabsabo, sulux iyo hadday nagu  kalifto sandareero. Kuma wadno cayn dawladeed iyo caga jugleen iyo qori caaradii.” Waraysi, laanta af-somaliga ee BBC-da.

Haddaba haddaan ku dhaafo xuskii marxuumka intaa , waxaan gudagelayaa faalayntii iyo faaqidaadii maqaalkan marya Ololka ah,  oo aan isku dayaayo in aan kala hufo, oo u kala  abtiriyo midabada maryuhuu ka samaysan yahay, haddii asalkoodu xariira ahaa, hadduu suufa ahaa iyo hadday ka sanif yihiinba. Maag ma ah, kuna talax tegi maayo waan kor xaadsanayaa. Waxaan maqaalkan ka baaraan degayaa ujeedada iyo weedhaha iyo ereyaduu uu adeegsadah ujeedadii uu maqaalka u qoray.

Ujeedada iyo Akhristayaasha qoraaga maqaalka (Purpose and Audience)

Maqaalkan Maxamed Baashe Xasan nuxurkiisu  guud ahaan wuxuu daaran yahay natiijadii guddiga  diiwaangelintu soo saaray; tartankii ururada kadib, gar iyo gardaraba, haddii kas iyo maan loo reebay iyo haddii  ay iskood  u hadheenba in la taabaco go’aanka, oo aan bujuu iyo bajaa midna la maqal; wadartii ka cabataana in ay iyadu axdigii iyo  aaminkii furayso oo ay qas wadayaal yihiin. Taa waxaa daliil u ah ereyada iyo habka uu dhig faqradah hore iyo meelo ka mid ah kuwa dhexe iyo kuwa danbaba. Si uu ujeedadiisa u hirgeliyo oo quluubta akhristaha u kasbado wuxuu adeegsadey tabo kala gedisan oo ujeedadiisa iyo akhritayaashuu gaarka  ah ee ku talagalay ugu cuntaba.

Maqaalku dadka umma sinna,  dhexdhexaadna ma ah,  hub culs oo aan loo baahnayn ayuu dul gawriirshe ururada cawday.

Xaqiiqda iyo aragtida (Facts and opinion)

Maqaalka xaqiiqi kuma jirto, dabo ilaa  dacal wuxuu xanbaarsan yahay aragtida qoraaga oo keliya oo xitaa fariinta u gudbinayo wax daliil ah (evidence)  kumuu ladhin. Qorayaasha lama yidhaa beenaale bowbowle ee waxaa la yidhaa wuxuu adeegsadey tabta loo yaqaan buubuunin (Exageration).  Maqaalku gebigiisu waa  wadhwadh iyo warkii taarane (propaganda) iyo  olol (campaign)  baaxad leh oo uu ku qaadayo ururadii hadhay oo aad moodo in uu isleeyahay dib ayaan loo ulan.

Codka, milgaha hadalka ama cida( tone and mode).

Sideedaba qorayaashu, siday shinbir waliba codkeeda u ciddo, ayay iyaguna cod gaar ah iyo milgo gaar ah u adeegsadaan iyaga oo tix gelinaya hadba ujeedada ay leeyihiin iyo halkay jamato laabtoodu. Maqaaalkan ‘Geedu Xeer ma leedahay’ qoruhu wuxuu adeegsadey isaga oo beer dhigaalaynaya codad kala duwan oo qaybta hore u ektahay:  gawnaxyo buurid, tiikhtiikhsi, hiraa iyo wiree, wiirsi, beerlaxawsi; qaybta danbana canaan iyo hoga tusaalayn, af-dhabaadhabna  ka ma madhna.

Wuxuu ka madhan yahay oo aan marna laga dhandhansaneyn af-qabyaaladeed, far hunguri, iyo xodxodasha xileed. Qoraa xil-gubaayo weeyaan. Dun xariir ah weeyaan, hasayeeshee wuxuu maqaalku ka qaawan yahay asluubta qoraa waafi ah. Waxaa taa u daliil ah mar qudha muu odhan “Waxay anniga ila tahay”, mar qudha muu odhan “Dadka qaar waxay aaminsan yihiin”, mar qudha kamuu soo xigan kooxaha is haya, odhaah ka soo yeedhe si uu dabuubtiisa ah “hiridee iyo wiridee” run ugu ekeesiiyo. Waa laga yaabaa in aan waxyaabaha lagu qiimeeyo qoraaga in aanu aqoon u lahayn. Taana danbi kuma laha hadday jirto. Haddaanay jirino wuu badheedhay oo waa dan iyo xeeshee.

Weedhaha iyo ereyaduu adeegsadey

Haddii aynu u dhabo galno luqada, oo aan halku dhega maqaalka cabbaar ku hakano;  qoraagu wuxuu adeegsade qaar ka mid  ah tabaha ugu heersareeya ee qorayaashu ku soo xero geliy  amma ku soo jiitaan akhristaha. Halku dhegani waa su’aal, jawaabteedu ku xidhan tahay in aad maqaalka  daalacato.

Tabta kale ee ku ladhani waa tabta afka qalaad loo yaqaan “ambiguity” oo waa hadal mergi ah oo siyaale kala duwan loo kala macnaysan karo. Bal dhugo ereyga ‘Geedu’;  miyaanu ahayn erey mergiya oo qofba si u qaadan karo oo si aad uga gun gaadho kugu dirqiyaya in aad maqaalka akhrido. Waa farshaxanimo heersare ah oo qoraagu cagta horaba qofkii ku soo jiidanayo.

Waxaa intaa sii dheer qoraagu wuxuu ka soo qaatay beytkan, maanso uu  tiriyey abwaan caan ah oo la yidhaa Maxamed Ibrahim Warsame( Hadraawi); oo intii maansada taqaan si gaar ah u xiisa gelineysa oo soo jiidanaaya. Bravo, well done yaa Baashe.

Haddii aynu sii guda galno innaga oo fiira gaar ah siinayna  weedhah iyo ereyaduu adeegsadey,  qoraagu wuxuu ku furay maqaalkiisa  weedhaha iyo ereyo ah,  kuwa diirka iyo lafta xulaya oo dacar iyo ladh kicinaaya, oo digagaxashya leh. Ereyo aad moodeyso in uu qoraagu keeb la yuruuro;  oo cadawgiis intu dhufays u galay, dab wax guba iyo hub culus darandoori ugu ridayo. Wuxuu adeegsadey erayo iyo weedho kulul oo sida jiibka laba dhacaya oo jiib iyo Jaan leh(Rhythem and Rhyme) si uu ujeedadiisa dhagaha iyo maanka Akhristaha ugu dhibciyo oo raad weyn kaga tagto. Isaga oo gawnaxyada buuraya wuxuu yidhi: “ku qabso ku qadimeyside! Cadyahow ama ku cunay ama ku ciidayey’.  Si uu dabuubtaa uga dhigo waxaan hore loo maqal oo aan loo arag iyo af maanta curtay, si uu akhristaha u beer dilaacsho oo uga damqado fal xumadaa wuxuu yidhi: “Waa isirada aan hore Somaliland siyaasadeeda …..”. Wuxuu adeegsadey tabta ka badbadinta iyo buunbuuninta( exageration)  si akhristahu u salbabakho oo u dhiidhiyo. Wuxuu si dadban u tibaaxayaa in xiidhiidh ay la leeyihiin daydaga ugu meeqaanka  liita  saaxada siyaasada, oo markii dalka  dib loogu soo laabtay ereyadani  ay soo foodhaceyn, kuwaas oo loo ayneenayey in ay ka dhasheen falxumadii ay ku kacayeen daydaygu. Waxuu tibaaxaya kuwa hadda ku soo biiray saaxada siyaasada oo aan hore loo maqal, si quluubta akhristayaasha u hanto.

Weedhahan iyo ereyadan uu doortay qoraagu, waxay muujinayaan inuu u dig iyo dam leeyahay in uu akhristaha dareensiinayo in ururada hadhay ay arrintood  dhaafsiisan tahay saluuug iyo dhalanteed lagu sabay.  Wuxuu taabsiinayaa akhristaha,  in ay yihiin hurin damacooda qaladka aan u meel dayin oo xiitaa u hanqal taagaya xil aanay geyin oo ay yihiin dayday faraha lagaga gubtey.

Halkaa kumuu hadhina si uu qodabkan u sii xooje oo dogobyo u sii saaro, si uu akhristuhu ololihiis  ula safto, ereyadiisaa hore kuwa la mid ah oo iyaguna laba dhacaya oo jiib iyo jaan leh. In warkiisu sidaa daaran yahayna waxaa marag iyo markhaatiya u ah weedhahan ma tudhaanka ah ee uu isdaba dhigay: “Waannu muddaharaadaynaa! Wax xil leh baannu samayn! Guddida Diiwaangelintu ma leh xaqa in ay natiijo ku dhawaaqaan! Na looma sheegin sababihii aannu ku hadhnay, dhaar iyo dhafoortaabashooyin la hal maala iwm.” ayaa ka soo hadhay qolooyinkaas hadhay intooda badan”!

In warkiisu  olol yahay oo xajiimeen isdaba taxay waxaa caddayn u ah mar qudha daliil iyo dillo muu raacin, xiitaa weedh cid kale ka  soo xigtayna dhahoo. Sidaa daraadeed soo ma odhan karo waa tiikhtiikhsi iyo hiraa iyo wiraa.

Mar kale si aanay dib ugu soo waaqsan kooxahaasi, wuxuu adeegsadey tabta ku cecelinta(repitition) si aanay cidiba u  nuuxnuuxsan oo akhristuhu dhabanka iyo gacmaha isa saaro. Waxaad moodaa in markuu legdey ururadii hadhay ee uu lidka ku yahay, in uu toorey la dhacayo oo  ku celcelinayo.

Anigu sidaan u arkay maqaalka, qoraaga waxaan leeyahay: “hubka mudug ku talax tegey, allay leh hubsiimiyo hakis buu u baahnaa”.  Waxaan leeyahay Dibdis Maxamed Baashow, dibci qalinka intaanu kula taraarin ee aanu noqon hadba doc isku qaad,  meelinba hurin ka qosliya,  hurin kalana baala gaarre ku ah.

Isaga weli doonaya in uu caynka iyo bayda u giijiyo qodobkiisa hore, wuxuu adeegsadey tabta cabsigelinta, ammaakaaga, argagaxa iyo yaxyaxgelinta. Bal u dhaba gal erayadan  isaga oo naxariista dhallaanka loo hayo ka faa’iideysanaya oo aad moodaa in madax lulayo, eek u beerlaxawsanayo akhristaha,  wuxuu yidhi: “Qaylada iyo sawaxankooda waxa uu ka selelinayaa oo sawliil gelinayaa “ilmaha  yar ee daradhigta saaran”.

Waa  dabuub farshaxanimo ku dheehan tahay, laakiin uu kula dul kufay kooxo aan gayin culayska intaa leeg; falalkaa  uu xanbaarinayana lagu arag marka la barbardhigo hadaladii iyo falalkii Kulmiye ku kici jirey, haddii sida kuwan ay wax saluugaan.

Si uu quluubta akhristaha u hanto, midida daabkeedana ugu dhaafo ururada hadhay,  wuxuu ku soo gunnaanade hadalkan oo uu beerlaxawsanayo akhristayaaha uu ugu talagalay, in ay warka dhiigeeyaan: “dimoqraaddiyadda curdinka ah ee aan weli fadhi-baradka noqon ee Somaliland ayaa walbaahareysa”.    Ujeedadiisuna waxay daaran tahay in akhristuhu damqado oo uu Ololihiisa uu ammino oo u fuliyo, isaga oo aan daliil iyo dhab ku salayn.

Waxaan leeyahay qoraaga: “Maandhow ixsaan lagama tago eed haddaad fali.”  Waxaan leeyahay Geedu weli waa dhaako dhaako, weli waa la dhoob ,  ha biyo dhiijin qalinkaaga ha isk dhiig  ha  ku khadayn balaa ma joogte eh.

Maqaalka wixii intaa ka danbeeyaa waa sii xoojin. Qoraagu wuxuu adeegsadey isaga oo dhinac walba u ridaya, af-dhadhaaba. Anna waxaan duraansaday oo aan ku soo gabgabeenayaa warku wuxuu  u dhacayaa: “dhakafaar abuurtee,  dhalanteed lagu sabo miyuu dhul u dhacayaa”.

Salaan: Waxaan salaan u diraya kooxaha heeganka ku ah ceelka Oodweynenews.com ee ka faaloota maqaalada oo ah kuwa keliya ee faaqida maqaalada u qaabilsan dadweynaha. Beryo qaarkood waxaa loo xidhnaa abwaano aan hoosba loo dayi jirin dirxi in uu ku hoos jiro waxay ku geeraareen. Sidii uun lagu jiri maayo ee qof weliba ha u diyaar garoobo shaandhayn iyo baandhayn wuxuu yidhaa.

Hambalyo Meher (Abdirisaaq iyo Warada)
Dhaman REER Cabdilahi Muse Iyo Reer iIlkacase Dal iyo dibadba waaxay Hanbalyo Meher u dirayaan Abdirazaq Haji Ibrahim Iyo Marwadisa Warda Abdi Hassan.

Ayeeyo Casha Abokor WarmoogeHooyo Sahra Abdilahi XasanHabaryar Safiya Cabdilahi XasanHabaryar Carfi cabdilahi xasanHabaryar Kinsi cabdilahi xasanHabaryar Amina Cabdilahi XasanAbti Farxan Cabdilahi Xasan – Farxan ilkaCaseAbti Mahad Cabdilahi Xasan – Mahad ilkaCaseAbti Maxamed yasin Cabdilhi xasan Cheif Caqil Cali Cabdilahi Muse Adeer Farax Cabdilahi Muse Adeer Ismacil Abdilahi MuseEedo Hodan Cabdilahi MuseEedo Amina Cabdilahi MuseEedo Mako Cabdilahi MuseEedo Waris Cabdilahi MuseDhaman Ilma Cabdi cabdilahi MuseIyo Dhamaan Reer Cabdilahi muuse iyo caruurtoodu waxay tahniyad iyo ducaba u dirayaan Meherka Abdirazaq Haji Ibrahim Iyo Marwo Warda Cabdi Xasan oo meherkoodu ka dhacay magaalada hargaysa khaasatan Hotel Shiraacle. Waxanu lamaanaha cusub uga baryaynaa ilaahay inuu ka dhigo lamaane cibaado iyo camal suuban isu kaashada ubad iyo arsaaqad xalaal ahna ilaahay ku irsaaqo.. Waxaanu kaga tagaynaa ducadii Rasulka ee ahayd Barakalahu lakuma wa baaraka Calaykuma Wa jamaca Baynakuma Bil khayr Aw fil khayr.

Nin Haysta Dhalada Norway Oo Isku Hor Gubay Maxakamad Ku Taala Magaalada Oslo Ayna Sabab u ahayd Qolada Social ka Bixisa Oo Cadaadis badan Oo Xaga dhaqaalaha ah ku sameeyey.
Nin Dhalasho Ahaan ka soo jeeda Dalka Tuunisiya Oo deganaa Dalkan Norway ilaa iyo sanadihii Sideetanaadkii Haystana Dhalashada Dalka Norway Kuna Leh Caruur Iyo Xaas Dalkan Norway Ayaa Maxakamad Ku taalada Magaalda Oslo Oo La yaqaan Tinghuset  ayaa isku hor gubay Isaga oo waliba Markii uu ku soo gaadhayna dhusha iskaga sii shubay Gaas.

Ninkan ayaa isku dayey in uu maxakamda Gudaha u galo Taas oo ay iska hor istaageen Ciidamo boolis ah oo markaasi gaadh ka hayey maxakamda ugu dambayntiina uu dhulka ku dhacay markii uu dabkii wada gaadhay jidhkiisii.

Ninkan ayaa la sheegay in Sababo dhaqaale daro awgeed uu isu gubay taas oo sida la sheegay uu falkan ku kacay kadib markii uu Qolada Dadka Siisa Caydha ama Socialka ay dhibaato xaga dhaqaalaha ah u gaysteeen.

Ninkan ayaa kadib markii uu dhacay la isku dayey in labakhtiiyo kadibana loola cararay cusbtaalka wayn ee magaalda Oslo.

Waxaa Magaalada Hargaysa Goordhawayd Ku Geeriyooday Alleh Ha u naxariistee Marxuun Ibrahim Sheekh Xasan Oo Aabo U Ah Commissioner Eng CabdiFataax Ibrahim Sheekh. Inaalilaah Wa ina ilayhi Raajicuun.
Dhamaan Hawlwadeenada Wariyayaasha iyo Maamulka Bahda ToggaHerer Media Group Waxay Tacsi u Dirayaan Dhamaan Reer Sheekh Xasan Gaar ahaa Waxay mid gaar ah u diarayaan Eng Cabdifataax Ibraahim Sheekh Oo Ka mid ah Xubnaha Commisionka Somaliland taas oo ay ka tacsiyeynayaan Geerida naxdinta leh ee  ku timid Alleh Ha u naxariistee Marxuum Ibrahim Sheekh Xasan Oo Aabo U ahaa Commisioner Eng CabdiFataax Ibrahim Sheekh Xasan.Waxaanu Marxuumka Ilaahay uga baryeynaa In janadi Farduusa Ka waraabiyo Samir iyo Iimaana Ka siiyo Dhamaan Bulshada Somaliland Gaar ahaa Eheladii iyo Qaraabadii Marxuunka.

Alleh Ha u naxariistee Marxuum Ibrahim Sheekh Xasan Ayaa ahaa Qof Ehlu Cibaado ah Dad Jecel, Deeqsi ahaa sidoo kalena Waxa uu ka mid ahaa Odayaashii Nabada Somaliland Ku faanto Ka ahaa Hormoodka Had iyo jeerna ku talin jiray In Dadku Nabad ku wada Noolaado, Sidoo kale waxa uu ahaa Ibrahim Sheekh Ganacsatadii Sideetanaadkii Ugu waaweynayd Dalka Jamhuuriyada Jabuuti.

Kuli nafs Daaiqatul Maw Geeriduna Waa Xaq (Inaalilaahi Wa inaa ilahayhi Raajicuun)

Marxuunka Ayaa Lagu aasi doonaa  Maalinta Baritoole  ah Magaalo Madaxda Somaliland Ee Hargaysa i saacadu marakay tahay 9:00 Xabaalaha naaso hablood nshaalaah

اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه واكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الذنوب والخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس.

Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun

Golaha Tafatirka ToggaHerer

War deg deg ah : Maxaabiistii Shalay Lagu Qabtay Iska hor imaadkii shalay Oo Badankoodii Dil Lagu xukumay halka Qaarkalena Xabsi daayin Lagu xukumay.
Maxakamada Darajada koowaad ee Ciidamada Somaliland ayaa xukuno kala duwan ku xunktay maxaabiistii shalay laga qabtay iska horimaadkii ka dhacay Xerda 11 aad ee Bariga Magaalada Hargaysa.

Maxakamada derajada koowaad ayaa 17 (Todoba iyo Toban ) ka mid ah Maxaabiitaas  la soo qabtay ku xukuntay Dil Toogasho Ah halka ay 5 (Shan )  ka mid ah ay ku xukuntay xabsi daayin taas oo  Taas oo Maxakamadu Xukunkooda u cuskatagay in dadoodu ay ka yartahay  20 ilaa 19 sano, halka 3 (Saddex da)  dhaawac ah oo lagu dabiibaayo Cusbataalka Ciidanka Ay go`aansatay in Maxakamadu gadaal ka xukumi doonto halka Sadexna la sii daayey.

Ilaa iyo hada ayaan la hayn wax Qareen ah oo difaacaaya Maxaabiista shalay laga  soo qabtay iska hor imaadkii ka dhacay Bari Magaalada Hargaysa.

Sidoo kale ilaa iyo hada aan  la ogayn talaabada ay Qaadi doonaan cidii ay ka soo jeedaan Qoys ahaan  maadama oo ay tiro intaas leeg aan lagu   xukumay xukun  dil ah, Horena aanay u dhincin ila Xukuumadii Kaligii taliye Siyaad Bare in 17 ruux oo isku raasa amam isku Jufo Hoose  ah  oo lagu soo qabtay Dagaal dil toogasho ah lagu xukumo mar kaliya .

Arinta ayaa Dadka reer Hargaysa ku noqon doonta mid fajaciso ah oo dhagahooda ku cusub.

Warqabaka togaherer

Magaalada Oslo

Ee Dalka Norway