Category Archives: Taariikh

madaxawyne maxamed islaam iyo taliyaha ciidanka kenyaMadaxawaynaha Maamul Goboleedka Jubaland Somalia Axmed Maxamed Islaam Ayaa Xafiiska Maanta Ku Qaabilay Taliyaha Ugu Sareeya Ciidanka Kenya Oo Kismaayo Boqosho Aan Lasii Shaacin Ku Yimid

Posted in News, Slide, Taariikh | Leave a comment

DSC06128Gudaha Ka Eeg :Xisbiga Ucid Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin + Daawo Sawiro

Hargaysa(Togaherer)- Xisbiga Ucid Ayaa maanta hadhimo sharafeed ku maamusay Madaxweynihii hore ee Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin . Qadho sharaftan oo ka dhacady

Posted in News, Slide, Taariikh, Waraysiyo | Leave a comment

guurtiDAAWO: Guurtida oo Madaxweynaha Ka Diiday Ianay Go’aankoodii ka Noqdaa

Togaherer 6 Augost Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud siilaanyo ayaa maanta kulan ku saabsan Go’aankii Guurtida ee Muddo kordhinta waxa uu la

Posted in News, Slide, Taariikh | Leave a comment

sETpRGudaha Ka Akhriso  Taariikhda Marxuum Aw Jaamac Diir Qadhaadh Oo Kooban Waxa Wakhti Barakaysan Raxmada Illaahay U Jarmaaday Aw Jaamac Cabdilaahi Qaalib ( Diir Qadhaadh ) Ra`isal Baarlamaankii u Horeeyey Ee Jamhuuriyadii Somaliya

Waxa Wakhti Barakaysan Raxmada Illaahay U Jarmaaday Aw Jaamac Cabdilaahi Qaalib ( Diir Qadhaadh ) Oo So Qabtay Ra`iisal Baarlamaanki U Horeeyay Ee

Posted in News, Slide, Taariikh, Waraysiyo, Xulasho | Leave a comment

article-3157664-2A73D0E400000578-833_964x402Mid Kamid Ah Hablihii Dhalinyarada Ahaa Ee Somali Britishka Ahaa Ee Ku Biiray ISIS Bilowgii Sanakan Oo Guursatay Mid Kamid Ah Raga Ugu Xagjirsan ISIS

Togaherer 12 July Amiira Abas oo kamid ahayd sadex dhalinyaro hablo somali british ahayd oo bilowgii bishii labaad ee sanadkan kasoo tagay galbeedka

Posted in News, Slide, Taariikh | Leave a comment

murashaxnimoXog Hoose :Muuse Biixi Oo Ka Tanaasulay Musharax-nimaddii Xisbiga KULMIYE Iyo Beesha Barriga Burco Oo Musharaxoodda 5-ta Sanno Ee Soo Socota Soo Cumaamaday .

Hargaysa(Togaherer)- Warar lagu kalsoonyahay oo ay Saxaafaddu helayso,ayaa xaqiijinaya in Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE uu gabi-ahaanba ka tanaasulay Hankiisii Musharaxnimo ee Kursiga Madaxweyne,taas oo

Posted in News, Taariikh, Waraysiyo | Leave a comment

DSCF4702 (1)Ururka DANGARAD oo Deeq Lacag ah Guddoonsiiyey 20 caruur ah oo isagu jirta Agoon iyo Danyar Maalmaha Ciida Awgeed.

Togaherer 10 july HargeysaUrurka dhallinyarada ah ee Dangarad oo ah urur bulsheed oo had iyo jeer ka qeyb-qaata kobcinta waxbarashada, caafimaadka iyo caawinta dadka

Posted in News, Slide, Taariikh | Leave a comment

headInna Lillaahi Waa Inna Ilayhi Raajicuun : Fanaankii Caanka Ahaa Ee Guulane Axmed Cali Oo Ku Geeriyooday Magaalada Aw Barre Ee Dalka Ethopia .

Marxuum Guulane Axmed Cali  oo Ahaa Fanaan caan ka ahaa Gayiga Somaliland isla markaana muddooyinkii u danbeeyay ku noolaa Magaalada Aw Barre ayaa

Posted in News, Suugaan, Taariikh | Leave a comment

yemanDawlada Dibad Jooga Ah Ee Wadankasi Yemen Ee Ay Dagalado Afeeyen Oo Dalbatay Xabad Joojin Sharuudi Ku Xidhan Tahay

Togaherer 9 july Dawlada dibad jooga ah ee wadankasi yemen ee ay afeeyen dagalada ba’an ee u dhaxeeya ciidanka dawlada u dacada ah

Posted in News, Slide, Taariikh | Leave a comment

f06be3d1-163d-448a-bcb9-39cfad4c0ff6_16x9_600x338Maraykanka iyo Turkey oo Iska Kashanaya Strategy Ay Is Baladhinta ISIS Ku Joojin Lahayeen

Togaherer 9 july Madaxwaynahanayasha wadamada Maraykanka iyo Turkey ayaa kawada hadlay sidii ay ula tacali lahayeen xooga fiditaanka kooxda ISIS ee madaqada bariga

Posted in News, Slide, Taariikh | Leave a comment