Line-dhexda
Telesom-Web-Banner Dahabshiil
Line-dhexda
Jano-yar
Line-dhexda

Madaxwayne Barak Obama Oo Dukaamaysi Uu Ugu sii Diyaar garoobayo Fasaxa Ciida Christmas Washington Dc Ka bilaabay

Buying books: President Barack Obama shops with daughters Sasha and Malia at Politics and Prose Bookstore and Coffeehouse in Washington

Togaherer 1 Dec Madaxwayne Obama ayaa u baxay dukamaysi ka hor inta aanu soo galin fasax ciida masiixiga ee 25 dec oo maanta uu bilaabatay , Obama oo ay weheliyaan qaar kamid ah caruurtiisa ayaa ka dukaamaysanayay dukaanka ku yaala agagaarka  waqooyi galbeed ee aqalka cad oo la yidhaahdo Small Biz Sat kasoo amaankiisa si gaar ah loo ilaalinayay intii dukaamaysiga Obama iyo reerkiisu socotay.

Big bag: The president grabs the books he just bought from the local bookstore

Halkan Sii Riix oo Ka Daawo Videoga

Madaxwayne Barak Obama ayaa halkaasi ka soo gaday Buugaag badan oo isku jira Economics iyo business , isagoo markii danbena alaabo kale oo cuntooyin ah u iibiyay hablihiisa Sasha and Mali.

Sorry for cutting the queue! US President Barack Obama speaks with the stunned shoppers while making his way to the cash register

Buugaagta uu madaxwayne Barak Obama ka iibsaday mall Small Biz Sat qaybtiisa Books store ka waxa ka mid ahaa Half Brother – by Kenneth Oppel
Heart of a Samurai – by Margi Preus
Flora and Ulysses – by Kate DiCamillo
Jinx – by Sage Blackwood
Lulu and the Brontosaurus – by Judith Viorst and Lane Smith
Ottoline and the Yellow Cat – by Chris Riddell
Moonday – by Adam Rex
Journey – by Aaron Becker
The Lowland – by Jhumpa Lahiri
Red Sparrow – by Jason Matthews
Harold and the Purple Crayon – by Crockett Johnson
A Constellation of Vital Phenomena – by Anthony Marra
The Sports Gene: Inside the Science of Extraordinary Athletic Performance – by David Epstein
Collision Low Crossers: A Year Inside the Turbulent World of NFL Football – by Nicholas Dawidoff
Ballad of the Sad Cafe: And Other Stories – by Carson McCullers
My Antonia – by Willa Cather
Ragtime – By E.L. Doctorow
The Kite Runner – by Khaled Hosseini
Buddha in the Attic – by Julie Otsuka
All That Is – by James Salter
Wild: From Lost to Found On the Pacific Crest Trail – by Cheryl Strayed

Casual: Obama greets a store employee at the local Politics and Prose bookstore in northwest Washington on Saturday

Hargeisa Somaliland

Advertisement