Reer Bristol Oo Si Diiran u soo Dhaweeyey G/Kuxigeenka RAYS Iyo Xafiis Cusub Oo Ururkaasi Ka furanaayo Magaaladaasi+ Ogaysiis Dhamaan Reer Biristol.

Written by: Ibrahim
Published: 02/06/2012 @00:43     

Daahfurka Xafiiska  Rays ee Bristol iyo Soo Dhawaynta Gudoomiye Xigeenka Rays
Dadweynaha reer Somaliland ee ku nool Magaalada Bristol iyo nawaaxigeeda ku nool waxaa la ogaysiinayaa in habeen danbe oo ay Axadi soo galayso lagu qaban doono Xaflad balaadhan oo lagu Daah Furayo ururka Siyaasadeed ee Rays sidoo kalana lagu soo dhawaynayo Gudoomiye ku Xigeenka Ururka Rays Mudane Aadan Axmed Cilmi (Dhoolayare) horena u ahaa Wasiirkii hore ee Cadaalada iyo Beeraha ee Jamhuuriyada Somaliland.

Xafladan oo loo soo agaasimay si heer sare ah waxaa ka soo qayb gali doona dadweyne tiro badan, madax iyo masuuliyiinta Jaaliyada reer Bristol.

Xafladani waxa lagu qaban doonaa 

PICCADILLY RESTAURANT
 STAPLETON ROAD 
EASTVILLE BRISTOL
 BS5 6JZ

Wakhtiga Xaflada la Qabanayaa waa  Sabti 2 May 2012

Saacaduna waa  19:00 ama Todobada Fiidnimo 


Wixii Faahfaahin ah kala xidhiidh qabanqaabiyayaasha

Mahad Cabdi  Xaaji Good 07581444356
Farduus Qoorgaab (Abaayo) 07411941821

Waad Mahadsan Tihiin

Поделиться в соц. сетях

Share to Google Buzz
Share to Google Plus
Share to LiveJournal
Share to MyWorld
Share to Odnoklassniki
Wararkii ugu dambeeyey
Warar
Waraysiyo khaas ah
madaxda BAanka.jpg 2
Tan iyo intii xilka Baanka Dhexe ee Jamhuuriyadda Somaliland loo magacaabay mas’uuliyiinta cusub o
Waraysiyo
Opinion
Taariikh
English News
Xulashada Togaherer
   March 21, 2013
Special Interviews
Suugaan
Diintu Waa nasteexo

Halkan Hoose riix si aad u Eegto wax cusub

 

Juma Speech Fadiilatu Sh. Osman Ali Huseinالجمعة 3 جمادي الأول 1434هـ – 15 مارس 2013م


Literature and Special Events By: Togaherermedia


TV Togaherer: Xafladii 18 May 2013 Ee Magaalada Oslo + Shabackii tirada Badnaa Ee Ka soo Qaybtay Dabaldega.