carwada-National2
Star Group
JIMCAALE-GIF
Search Here
    Dahabshiil-Animo-Sax line-dhexe1 Jano2         line-dheer-

War-Deg-Dega Afhayeenka Ciidanka Kiiniya Oo Shaaciyay Inuu Geeriyooday Sheekh Cali Dheere Afhayeenkii Ururka Al-Shabaab

Written by: Khadar Yare
Published: Mar 14, 2014 @ 22:09     

Cali DheereJimce, March 7, 2014 Hargeysa(Togaherer)-Emmanuel Chirchir oo ah afhayeenka ciidamada Kiiniya ayaa bogga uu Tweetterka ku leeyahay waxaa uu ku sheegay in maalintii Arbacadii uu geeriyooday Sh, Cali Max’ud Raage (Cali Dheere).

Emmanuel Chirchir waxaa uu sheegay in Cali Dheere oo beryahanba qabay dhaawac culus oo kasoo gaadhay duqeyn muddo 2 bilood ka hor ka dhacday Koonfurta dalka Soomaaliya uu u geeriyooday maalintii Arbacadii, sidoo kale qoraalkan kasoo baxay afhayeenka ciidamada Kenya ayaa lagu baahiyay wargeyska kasoo baxa dalka Kiiniya iyo wakaalada wararka ee AFP.

Afhayeenka ciidamada dalka Kiiniya ayaa isagoo hadalkiisii sii wata wuxuu yidhi” Waxaan xaqiijinayaa in Cali Dheere Afhayeenkii Al-Shabaab Uu Arbacadii ugeeriyooday dhaawac kasoo gaadhay duqayn dhinaca cirka ah oo ciidamadoodu bishii January 10 ka gaysteen deegaanka Birta Dheer ee Koonfurta dalka Soomaaliya, Waxaanu sheegay in bartilmaameedkoodu ahaa hogaamiyaha Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane oo loogu yeedho Sheekh Abu Zubeyr inuu ka bad-baaday duqayntaas.

Afhayeenka Ciidamada dalka Kiiniya wuxuu sheegay inay weerarkaas ku dileen 30 qof oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab.

Dhanka kale wali kooxda Al-Shabaab ayaan ka hadal, hadalkan kasoo yeedhay Afhayeenka Ciidamada dalka Kiiniya. Sheekh Cali Dheerena ayaa maalmo ka hor saxaafada lahadlay, sidoo kale wuxuu dhawaan kasoo muuqday Tv-ga Aljazeera qaybtiisa afka Ingiriisada.

An Al-Shabaab spokesman died on Wednesday, nearly two months after he was injured in an air strike by Kenya Defence Forces in Somalia.

Military spokesman Emmanuel Chirchir confirmed the death on his official twitter account saying: “Al Shabaab spokesman Ali Dhere (alias Ali Mohamed Raghe) finally succumbs to last courtesy call injuries! Focus on Al Shabaab leadership targeting continues.”

However, another post on twitter came out later by a man claiming he had spoken to Ali Dhere.

The post replied to Maj Chirchir’s message saying: “The guy you saying is dead just called me! He didn’t sound dead to me.”

It further quoted the Al-Shabaab spokesman to have said: “He (Maj Chirchir) is doing what he always did, lying to his people. I’m well. Very well.”

KDF intensified air strikes targeting top Al-Shabaab commanders after September 21, 2013 terror attack in which gunmen opened fire and hurled grenades at shoppers at the Westgate mall in Nairobi, killing 67 people and injuring 240 others.

Ali Dhere sustained the injuries after the air strike at Birta Dheere area in Somalia on January 10.

The air strike targeted Al-Shabaab overall leader Muktar Abdirahman Godane, but he escaped by a whisker because he left the area a few minutes before Kenya Air Force F-5 jets launched the attack.

Before the strike, Godane was presiding over a meeting of top Al-Shabaab commanders who had gathered to witness the handing over of leadership to a regional chief who was being installed that day.

Military sources said more than 30 senior Al-Shabaab commanders were killed that day including a Kenyan from Garissa identified as Gamadhere, who was responsible for many grenade attacks that have been carried out in Kenya.

Six commanders of different nationalities also died in the strike.

Ali Dheere was the public face of the terrorist group and was last seen in an interview broadcast last month, demanding withdrawal of KDF troops from Somalia and threatening more attacks in Kenya, saying the Westgate massacre was carried out to send a message.

During the interview with Al-Jazeera TV network, he also claimed that Al-Shabaab would regain control of towns that had been liberated by KDF.

He also named Britain as a key enemy for supporting the KDF and urged “young British Muslims” to join the war in Somalia.

The January 10, raid was one of the most significant since Kenyan troops fighting in Somalia began responding to the Westgate massacre.

Al-Shabaab top commander Abdulahi Ali alias Ante Ante, who was directly involved in planning Westgate was killed in a raid in October.

Degalka Warqabadka Togaherer.
Hargeysa/Somaliland.

Wararkii ugu dambeeyey
Sheekh maxamed Taf
  Hargeysa/ ToggaHerer 20Dec  2014 Casharka  Tafsiirka Quraanka Kariimka ah waxaana
Warar
Waraysiyo khaas ah
Waraysiyo
Opinion
har Mucaaridoow toosa maanso    December 19, 2014
Taariikh
English News
Tafsiirka Quraanka
Special Interviews
Suugaan
Gabay-160x142 Gabay: Gef iyo Gadood    December 12, 2014
Diintu Waa nasteexo
Barnaamij Gaar ah
Barnaamij Cayaaraha
Vedioga-maanta Ciidal-Cararo-2014-oslo-mixed1
dusha1 Waa Halkan Line Red-sea1 Line