Xisbiga Kulmiye oo soo Bandhigay 21 Musharax ee uga Qaybgalaya Doorashada Golayaasha deegaanka ee Magaalada Burco, Xafladan ayaa waxa ka soo Qayb galay Masuuliyiin isugu Jira Wasiiro Xildhibaano Badhasaabka Gobolka Togdheer Salaadiin Cuqaal iyo Marti Sharaf kale.