Fariincaafimaad
Iyadoo moyarku ku gudo jiri bilowgii wadada ka timaada airport hargeisa ilaa saldhiga dhexe ee hargeisa oo ah muraayada laga daawado quruxda iyo bilicda caasimada hargeisa
Iyadoo hada goobti wadada a airport hargeisa oo dayac tirkeeda ay ku baxayso kharash dhaqaale oo runtii aad u xoog badan 00 ugu yaran 2milon doolar iyadoo mayarka caasimadu hormod uu u yahay bilowga wadada hadana waxa ku yimid hakad
Howshan oo moyarka caasimada hargeisa oo hada hormood ka yahay howlahan lagu dayactiraayo wadooyinka caasimada hargeisa inkasto ilaha dhaqaalaha dawlada hoose soo gala uu aad u xadidan yahay hadana waxa loo baahan yahay in hantiilayaasha guryaha dhiska ku leh labada wajahadood ee wadada airport ay ka qayb qaatan kharashka ku soo qayba sidoo kale ganacsatada hantida ka helay caasimadooda waxa loo baahan yahay in ay ka qayb qaatan kharashka dayactirka dhiska wadada halbowlaha u ah muraayada caasimada
Inkastoo loo baahan yahay in dawlada dhexe qudheedu ay ka qaadato dhiska dayactirka wadadan airport
Moyarka oo wada dadaal waxqabad oo ku dayac tiro wadooyinka halbowlaha caasimada hargeisa uu runtii bilic iyo qurux fool xumo ku haya quruxda caasimada hargeisa mudada ka hadhay waqti xiloodkoda goola deegan ahaan
Iyadoo wadadani ay tahay wadadii ugu dheerayd ee wax ay ka qabteen golaha deeganka caasimada hargeisa mudadii dadwaynaha caasimadu ay siiyen codkoodii doorashadii golaha deeganka ee caasimada ka dhacday dharaar cad oo qoraxdu kulushahay hooyo kasta ay soo dayacday howlahii guriga haday ku guulaystaan wadadan
Odayaasha waxgaradka dhalinyarada iyo bulshada rayidka ee ku nool degmooyinka maxamoud haybe iyo axmed dhagax ayaa runtii si wanaagsan u soo dhaweeyey howlaha dhiska dayactirka wadadan ka timaada airport ka caasimada hargeisa ilaa saldhiga dhexe oo uu hormood ka yahay guduumiyaha golaha deeganka caasimada hargeisa mudane sotelco
Moyarka caasimada hargeisa oo runtii si xoog leh uga hadlay in ay hakinayaan meelaha qaar iyadoo shirkadii laydhku aanay ka furin xadhkihii telephone nada iyo dadka ag degan goobaha dhiska wadooyinka ka socdo waxa mayarka caasimada hargeisa uu halkan fariin ugu diray in shirkadaha telphonada iyo laydhku ay si dhaqso ah ugu hogaansaman in ay kafurtaan xadhkaha ugu hadhay
Email :- Buux0210@gmail.com
fariin caafimaad fayadhowr madaxbanan
063 4130821