Waxaa maanta xilkii la kala wareegay Hogaankii hore ee Ururka Gaaroodi Iyo Hogaanka Cusub Ee Ururka Samafalka Gaaroodi .
Gudoomiyihii hore ee Ururkaasi Maxamed Dhago-weel ayaa maanta xilkii si rasmi ah ugu wareejiyay Gudoomiyaha Cusub Ee ururka Gaaroodi Cali Xasan .
Sidoo kale waxaa madasha ku sugnaa xubin Hanti-Dhawraha Mudane Naisr, Iyo Khasnija C/qani Muxumed Jaamac
Sidoo kale waxaa madashaa ku sugnaa Gudoomiyaha Guddida Sahan-Barwaaqo Eng Maxamuud Muuse Gooni .
Hoos Ka Daawo Barnaamijkan Oo Dhameestiran .