Fariin Caafimaad.
Bakhaaradii qalabka dhismaha iyo qalabka laydhka iibinaayey ee townka caasimada hargeisa oo loo badalayo si fudud goob caafimaad farmasiyo
Kadib markii mulkiilahii bakhaarku uu soo ogaaday tayo la anta dawooyinka dalka dibada uga yimaada iyo in daawooyinku ay ka faaido badan yahiin ganacsiga kale si fududna uu hanti intii uu haystay hantiilahu ka dadan uu haysanaayo kadib markii siyaasadii dawliga ee tayada daawooyinka dalku ay luntay daawooyinkiina ay u gacan galeen hantilayaal ku maamulaaya lacag adag
Iyadoo dekadaha iyo airport dalka aanay jirin qalab lagu ogaan karo nooca dawooyinka dalka dibada uga imanaya iyo sifaha tixraac sharci ee lagula socon karo nooca daawooyinka dalka sameeyey daawadu noocyada ay ka kooban tahay iyo sifa sharci ee dal ku galinta daawooyinka dalka dibada uga yimaada
Iyadoo daawooyinkii dalka dibada uga imanayey la ogaaday bukahii loo qoray markuu arimo baadhis caafimaad dalka dibada ugu baxay in xanuunkii uu ka cabanayey ay ka badnaatay waxyeelada caafimaad daro ee bukaha caafimaadkiisi ka soo gaadhay daawooyinkii uu isticmaali jiray waqtigii dalka uu joogay taas oo ay sababtay field caafimaad ee dawliga ahaa oo meesha ka baxay
Mushkuladaha iibka dawooyinka dalka oo sii batay waxay sababeen in sii bataan pharmacyadii iyo rugahii caafimaadka daka iyagoo aanay jirin aqoon caafimaad oo ay ku shaaysanayaan ama sifo sharci dawladeed oo lagula socdo furnaantooda sharci meheradeed
Dawooyinkii oo aan la garanayeyn in ay dalka dibada uga yimaadanan iyadoo taarikhdii hore laga soo badalay oo tariikh cusub lagu soo dhuftay
oobahii dr dalku au ku shaqayn jireen ama ay qaliinka ay ku samayn jireen ayaa shaqaale caafimaad oo ajanib ah oo dr sheeganayaa ay ku shaqay nayaan iyadoo ay tahay sharci daro iyadoo ay gacan soo dhawayn ka helaan dar dalka oo ay ka luntay kalsoonidii iyagoo ku raadinaya aja anibkaa sumcad ganacsi iyo hanta raadin maxa uu yaala bukahii aan haysan gargaar iyo hanta uu isku daaweeyo iyadoo dalka ay ku soo bateen cuduro aan hore loogu arki jirin taas oo aan odhan karo waxa u sababa baadhislaanta daawooyinka iyo cunyooyinka dalka dibada uga yimaada
WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan
Fayo-dhawre madax bannaan