Aqooonyahan, Abwaan: Ibraahim-rashiid cismaan Guure (aboor).
Waxaad mooddaa in ay Dawladda Soomaali-laand markay weydey siyaasad ay ku maarayso sicir-bararka ummadda soo foood saaray ay ku marin habaabiso shacbiga, si ay eeedda u saaarto Xawaaladahha iyyo adeegyada ZAADKA iyyo E-DAHHAB, taas oo aan u arko in ay dabada ka riixayyaan raxan ku xidhan madaxtooyyada, oo aan rabin in ay cid kale dalka ka ceeeshto, si ay iyagu uuun isugu kooobaan qabsashada Maammulka & Dhaqaalahha dalka.
Anigu waxaan qabaa in ay Dowladda S/laand sabab u tahay Sicir-bararkan dalka soo foood saaaray, waaayyo Xukuuumaddu waxxay dadweynahha ku soo rogtay Cashuuur xad-dhaaf ah, taas oo qaali-garaysay maceeeshaddii oo cirka isku shareeertay, Danyartiina ay gooyn kari weydey waxyaalihhii Aasaaska Noloshsha lagama-maarmaanka u ahaa.
Xataa Shaqaalihii dowladda oo aan la siinnin Mushahaaro ku filan oo $75-80 Doollar ah, oo weliba laga jaro lacagtii waddada Ceerigaaabo & tii abaaarahha, ayay wax waliba lacag yihiin sida, Kirada guryahha, Marriinka, Masruufka, Waxbarashada (Malcaamadda, Dugsiyada, Machadyada & Jaamacadda), Caafimaadkii (Dhakhtarka arkayya, Shay-baadhka, Khashaafadda / Raajada, Dawada, Cilaajka & weliyba haddii lagu seexiyyo oo uu kharashku ka sii badan yahay, Biyahha, Laydh-tiriigga iyyo Haamahha Gaasta ee wax lagu karsado… weliyba intaas waxxa dheer haddii uu aabbuhu balwad leeyyahay.
Xukuuumadda S/laand waxxay maammuli kari weydey BAANKA QARANKA, dadweynuhhu ma yaqaanniin wax Alliyaale iyyo wuxxuu qabto, dadku lacag ma dhigtaan kamana qaataan, dalka gudihiisana kama furna wax adeeg ah oo uu ummadda u qabtaana haba yaraatee ma jirto…. xataa lacagta ka soo hoyata Dekeddeenna Berbera waxxa la geeyyaa MADAXTOOYYADA, sidee buu ku shaqayn karayyaa Baankeennu haddii aanay dowladdu uba oggolayn in ay xataa lacagta dalku ku xerooto oo uu Baanku maammulo.
Adeegyada Zaadka & E-Dahhab waxxa lacagahha ku soo dira QURBE-JOOOGTA daafahha caalamka ku kala nool, si ay dadkooda ugu soo taakuleeyyaan, iyaga ayaana u xor ah lacagahha kala jaadka ah ee adduunka oo qofba meeeshsha uu jooogo lacagteeda ayuu ku soo shubaa. Dadka qaadanayyana laguma khasbi karo in ay lacag gaar ah ka qaataan Bangiyyada & Xawaaladahhaba.
Sharcigan ay Dawladda S/laand ku soo saaartay Wareegtada Madaxweyne waa mid khaldan oo aan ummadda u cuntami karayn, waayyo muwaaddinku wuxuu xor u yahay in uu ka furto Gooobahha Adeegyada Lacagahha (Bangiyyada, Xawaaladahha, Sarrifleyyaashsha iyyo wixxii la mid ahba) xisaaab uu ku kaydsado maalkiisa oo ku salaysan lacagta uu dooono isagu, ha ahaato Doollar, Giniga Istarliinka, Yurooga & Shilinka S/laand.
Dowladdu waxxay tidhi LACAGAHHA DANABDIRAALKA (Elegtaroonigga) laysugu diro waxxa ugu yaraan kara $100 doollar. arrintaas waxaan u arkaa in la hirgelinayyo in ay caloola-weyntu uun lacagahha ku dirsan karaan Adeegyadaas iyaga ah, iyada oo lagu cunaqabataynayyo dadka danyarta ah si aanay waxba isugu dirin, waxba ku iibsan karin, Baabuurta ku raaaci karin, xataa haddii ay rabaan in ay dadka abaaruhhu halakeeyyeen is yidhaahdaan sadaqo ku darsada qof & karaankii aanay ku diri karin wax Boqol doollar ka yar.
Ummadda reeer s/laand waxxay leedahay Jaaaliyad ballaaadhan oo Qurbejoog ah, oo la soo gala waddanka lacago qalaad, waxxa imminka u hawlyar in ay Sarrifleyaasha Suuqqa, Basaska, Tagsiyyada, Dukaammada, Hudhdheellada, Mukhaayadahha & xaraashlahhaba wax kaga iibsadaan Lacagta adag ee Doollarka, oo inta badanna ay baaaqiga ku qaataan lacagta Laandka.
Gebidhaclaynta Doollarku waxxay saaamaysaa dhammaaan lacagahha adduunka, oo marna wuu kacaa marna wuu dhacaa, sidaaas awgeedna waxxa ay dhibaaato ama faaa’iiido ku keeentaa lacagahha kale ee adduunka lagu isticmaalo, waayyo Doollarku waa lacagta keliya ee caaalammka wax lagu kala iibsado.
Dowladdu sida keliya ee ay arrintan wax kaga qaban kartaa waxxa weeyye in uu Baanka Qaranku u gooyyo Siccirka lagu sarrifi karo Doollarka, marka loo beddelayyo lacagta Laandka & marka tan Laandka loo rogayyo Doollarka, oo uu isagu shaqadiisa qabsado oo u furo xarumo ay dadku lacata ka sarriftaan. Waana sharci darro in ay dowladdu xaddiddo inta uu qofku lacagtiisa ku diranayyo Xarumahha Adeegyada Lacagahha, ha ahaaato Doollar ama Laanta. arrintaasina waxxay ka soo hor jeeddaa Xorriyadda uu Muwaaddinka reeer s/laand u leeyyahay Hantidiisa.
Waxyaalahaas aan kor ku soo sheegay aawadood, waxaan kula talinayyaa Dowladda S/laand in ay dib uga fiiirsato, oo ay ka noqoto Sharcigaas khaldan, oo dhibaaato weyn, rabshad, khalkhal & gadood ku soo kordhin karta dadka reeer s/laand.
Mahadsanidin.