Ururka Gaaroodi Maanta Shan (5) Boyadood Oo Biyo Ah U Diray Degaanka Higlada Oo Biyo La”aan Baahsani Ka Jirto , Gudoomiyahay Ururuka Gaaroodi Dr Cali Xasan Xirsi Oo Ka Hadlay Halkaasi Ayaa Baaq U Diray Xukumada Somaliland Iyo Gudidada Abaraha Ee Heer QaranĀ Waxana Intaasi Ku Daray In Deeqadani Ay Timid ka Dib Markii Baaq Uga Yimid Dadka Deegaanka
Gordhow Daawo Muqaalka Warkasi