Ururka Gaaroodi ayaa maanta Deeq Biyo ah oo dhamayd Shan Booyadood u diray Deegaanno ay taagantahay xaalad biyo la’aaneed .
Gudoomiyaha Ururka Gaaroodi Mudane Cali Xasan ayaa sheegay in deeq ka kooban shan booyadoo u dirayaan Deegaannada Higlada loo diray saddex Booyadood, Halka Deegaanka Liibaax-Qawdhama loo diray Laba Booyadood .
Cuqaasha ka soo jeeda Deegaankaasi Iyo Gudomiyaha Deegaankaasi ayaa ka dareen-celiyay, waxaanay ka warameen Xaaladda ka taagan Deegaankaasi .
Daawo Muuqaalka .