iyadoo aynu wada ogsoonahay in goolayaasha deegaanka dalka mudadii ay si cad u soo doorten shacbiga ku nool gobalada dalka jsl uu gaba gabo ku dhawyahay waqtigii doorashadadoda loogu talo galay marka aan lagu darin mudo kordhintan dambe oo ku eg july 2017 iyadoo moyarada gobolada dalka jsl ay u badan yahiin moyaro ka soo jeeda xisbiga kulmiye ee talada dalka haya hadaba waxa loo baahan yahay in aynu xusno moyarka ugu wax qabad badan marka loo eego dhinac kasta xag maamul shaqo wanaag dhis bilic nadaafad marka la barbar dhigo gobalka uu moyarka ka yahay iyo heerkan waxqabad ee moyarada iyo gobolada iyo degmoyinka ay xukuman
moyar cidin waa moyarka ugu waxqabadka wanaagsan marka la barbar dhigo moyarada kulmiye ee gobolada dalka moyarkan oo ku sifoobay waqtiga mudo xileedkiisa oo ku dhaw hada gabo gabo maamul wanaag kalsooni shaqsiyeed moyar waxqabad muuqda oo la taaban karo degmada Barbara oo manta ka bilic iyo qurux badan marka loo eego heerka degmooyinka iyo gobolada dalka
moyar cidin waa moyarka kaliya ee ka hirgaliyey in uu dib u sameeyo degmada Barbara 56 wado oo wadada ugu yar ay tahay 4km townka Barbara iyo hareeraha Barbara
degmada Barbara waxa ka markhaati kacaya dawlada iyo shacbiga ku nool madaxwaynaha jsl mudane axmed intaanu xilka ka tagin waxaa haboon in moyar cidin lagu maamuso shahaado sharaf heer qaran halkan kuma soo koobi karno waxqabadka deg Barbara iyo moyar cidin
: Dr Buux
Fayo-dhawre madax bannaan
0634130821