Waxaa Dawladaha Imaaraadka Iyo Somaliland si rasmi ah u saxeexeen Heshiiska Saldhiga Militari Dawladda Imaaraadku kaga sameesanayo Dalka Somaliland .
Sidoo kale Dawladda Imaaraadka Carabka ayaa dhawaan si wayn uga qeyb-qaadanaysaa, Gurmadka Abaaraha, iyadoo Raashin kala duwan dhawaan soo gaadhsiin doonta Dalka Somaliland .