Wafti uu Hogaaminaayo Madaxweynaha Dawlada Deegaanka Somalida Ethiopia Dr Cabdi Maxamuud Cumar Oo Hadeer Gaadhay Magaalada Ceelbaxay ee Hoos Tagta Degmada Gaashaamo.
Madaxweynaha Ayaa Safarkiisa waxaa ku Wehelinaayo Xubno wasiiro ah iyo madax kale oo ka tirsan Madaxda Dawlada Deegaanka Somalida Ethiopia Sidoo kale waftiga ayaa Sidaan warka ku helayno waxay u hoydeen Qabalayga Ceelbaxay Ee Degmada Gaashaamo
Imaanshaha Madaxweynaha ayaa ujeedadiisu tahay Sidii Uu ugu kuur gali lahaa Noloshada Dad iyo Duunyoba Sidoo kale waxa uu madaxweynuhu kusoo aadan yahay Degmooyin badan oo ay ka mid tahay degamda Daroor iyo Dagmooyin kale oo badan
Wixi warar ah ee ka soo kordha goordhaw naga filo