Waan ku hambalyeynayaa wasaarada deegaan gudiga indha indhaynta bananka Somaliland
Waxa an idhaha laga qarsankarin dhibka baaxada leh ee Lagu hayo deegaanka. Sida jarida dhirta, seeraha la oodayo, Hadaba wasaarada deegaanka Fiira gaara ha u yeelato dhibaatooyinkaa an soo sheegnay waan Kuwa sababa xaalufka, abaaarta, nabaad guurka, waxan ognahay faaiidada ay dhirtu u leedahay noolaha kale, sida xoolaha, bina,,aadamka, iyo deegaanka,
Dhirta xoolaha Cuna marna way hadhsadaan, dhirtu waxay yaraysa kulka badan, waxay qaboojisa deegaanka, dhirta waxay soo jiidata roobka waxay nu ognahay meeliba meeshay ka dhirbadantahay ka rob badan
SEERAHA, dhulka layska ootay ee an waxba laga beeraynin waxa ka dhasha dhibaatooyin kala ah
Waxa ku yaraada ama ku darxumooda, xoolaha waxa ka dhasha cuqubada xoolaha ee loo diiday inay daaqaan waxa yaraata barakada waxaynu ognahay wixii la wadaagaa way ka baraka badan yihiin. Bananka oo qudha xooluhu kuma noola dhulkii kala waa la ootay, hadaynu beeralay wada noqono maba xumee wax hala beerto abaaraha lagaga baxo , bananka oo qudha ayaa hada danguud isugu soo hadhay iyagiina dad ayuu damac kaga jira, ama ha noqoto dawlada ama dad gaara
By, mohamud ahmed dhoolayare