Madaxweynaha Dalka Maraykanka Donald Trump Ayaa Maanta Qalinka Ku Duugay In Ay Dadka Ethiopian ka ahi Ay Bilaa Viso ku gali Karaan Dalka Maraykanka.
Xeerkan Cusub Ayaa Uu Wax ka badal ku sameeyey Sharciga Ama Qodobkii Visa ha ee Ay Ethiopianku Ugu Socdaali Jireen Dalka Maraykanka Kaas oo Waliba u ogolaanaya in Ay Joogi Karaan Dalka Maraykanka 180 Casho oo Ah 6 bilood bilaa viso ama Viso Dalxiis wixii intaas ka badanna ay dalbanayaan Viso.
Trump Ayaa Sheegay in Shacigani uu sii adkaynaayo Ganacsigii Ka dhexeeyey Ethiopia iyo Dalka Maraykanka.
Si kasta ha ahaatee Ruuxa Ethiopianka ah ee hasyta laba Sharci waa ka mamnuuc in uu soo galo dalka Maraykanka hadii ay tahay Dhalashada kaleee uu haystaa dalalka Iraaq , Suuriya, Iran, Libiya, Somalia iyo Yemen.
Kaliya Maaha in uu qalinka ku duugay In Ethiopianku Bilaa Viso ku soo gali karaan dalka Maraykanka ee Waxa kale oo uu Qalinka Ku Duugay 5 sharci oo kale.
Warqabadka Togaherer
Oslo Norway