CIGE :dhalintii wadankiyo dhulkaanu nahoo dhulkaanu nahow
in aanu dhiminayo inaan dhacsanoye
maantaan waxba nooga dhaxaynahayn
CAARLE: waar ma xabashidii ayeynu is dilnay.
CIGE: maya
CARAALE: hadaa maxaad ku xasuusatay sugaan 60 sano ka hor la tiriye.
CIGE: waxaan ku keenay qalqalooca geediga ee Somalia .
CARAALE : Dee haaye suugaantan Somaliweyn ayaynu u samaynay.
CIGE : oo ma cidbaa kuu og,nimankii waxaad ogayd ee saymu ah u soo marnay
ayaa igla dhamaan waaye wuu cuqdadaysan yahay ,waa cunsri,xabashi ayuu raacay
bahaa bahaa.
CARAALE: Waar haaye maxaad maanta ku xusuusta y heestaa uu Cismaan gacanlow qaaday(AHN).
CIGE: waar maalmo dhawayd la waxaa dhagaheene ka badatay heblayaa Xamar tagtay , hebalbaa tahniyadeeye
Shoodhe Afweyne
CARAALE: KOW
CIGE: Markaan lama filaan ayey igu noqtay oo waxaan ku heesay qaraami
DAROOR U EG DOQON KUMAAN WADINE MALAHA RUUXI WAA LA DOORSDAY
CARAALE: Gartay
CIGE: waxaan daawaday maalin dhawayday oo uu Abwaan Xildhibaan Dheeg u jawaabaye
mid yar oo aan waxba inagu falayn, ayaan u fiirsaday dhalinyaradii dhagaysanaysay
jawaabtii Xildhibaanka.
CARAALE : Maxaa kaga soo baxay.
Cige: Waxaa iiga soo baxay in dhalinyaradii meesha fadhiday sacab kala joojin waayeen
wac wac wac wac,markaasaan idhi waar aduunyada ragbaa ku nool
CARAALE: iyo dumarba
CIGE: Haa waa runtaa.
CARAALE: weli imaad sheegin heestaa waxaad ku xasuusatay.
CIGE: adeer waxaa wadankii lagaga dhawaaqay urur dhalinyaro reer Somaliland ah oo ka
dhiidhiye fara gelinta qaawan ee inagaga timit Shoodhe Afweyne,waxaanay beeneeyeen
beentii iyo brobogaankii ee Somalibiisku ka fidiye Dhalinyarada xalaasha ah ee reer
Somaliland.
CARAALRE: waa sida carabtu waxay tidhaa
inqalaba sixiru cala saaxir
CIGE: oo micnaheedu yahay sixirkii oo saaxirkii isla rugay.
CARAALE : Ilowshiiya dhawa ma umlbaa
CIGE ; Yaad sheegaysa
CARAALE: waxaan sheegaya Shoodhe Afweyne oo is ilowsiiye Gabay uu tiriye
Hadraawi oo ku saabsana falceliskii dhalinyarada Hargeysa ay ka jawaabeen
dambiyo uu ka galay shicibka
CIGE: Dhagayso adiguna maalinta waad joogtay anna waan joogay kiibaan ahay
Mr Farmajo you should know Newton’s third law :For every action, there is an equal and opposite reaction.
Maxamd Cali
weerar.2013@yahoo.com
DARDAARAN
——————-
Waxaan kula dardaarmaya xukuumada iyo shacabka ba in ay taagero af iyo adinba ah siiyaan dhalinyaradaa
dhalinyaradana waxaan kula talinaya in ay sabir iyo dhabar adayg yeeshaan.oo aanay ku eekaan arinta maanta
ee ku fakiran sidii loo hirgelin laha arimo kale oo dhalinyaradu kaga kaaftoonto Tahriib iyo in ay Xamar u heermaan.
figradahaa wa la hayaa waana lagag dhabayn karaa
—————————————————————————-
FG: Fikradda Maqaalka Waxay Gaar u tahay Qoraaga, ToggaHerer Looma Tirin Karo