Sheekh Jaamac Rooble Cismaan oo ka mida Culimada Somaliland oo maanta Warbaahinta kula Hadlayey Magaalada Hargeysa ayaa Fariin u direy Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) iyo sidoo kale Gudiyada Doorashooyinka Qaranka Somaliland iyo Taakulaynta Abaaraha