Beesha Dega Deganadan Aw Barkhadle , Qoolbuulale Iyo Celiyo Ayaa Tageeradooda Iyo Cududooda Ku Biraanay Xisbul Xakimka Talada Dalka haya Ee Kulmiye Waxan Loo Balansan yahay Maalinta Sabtida Ee Taarikhdu Tahay 13/5/2017 Hotel Adam’s Inn In Logu Qabto Xafalada Soo Dhaweeyn Ah .
Ku Soo Biritanka Tageerayshan Ayaa Noqonaysa Mid Wax Wey k Badalysa Siyaasadii Guudahan Deganadasi , Iydo Beesha Degta Aw Barkhadle , Qoolbuulale Iyo Celiyo Ayaa Uu Argto Xisbiga Kulmiye Inu Yahay Xisbaga Kaliya Ee Maanta Guul Gadhsin Karaa
Muunsaibad Loo Qabanayo Soo Dhaweynta Beesha Degta Aw Barkhadle , Qoolbuulale Iyo Celiyo Ayaa Si Weyn Loga Dareemay Guudaha Magalada Hargeysa Iyo Waliba Konfurta Magalada Iydo Uu Diyaar Garoow Badani Ka Muuqado