Af-hayeenka Ururka Barkhadle Maxamed Suudi ayaa Bogaadiyay Guddida Kambeenka Ee Xisbiga KULMIYE u magacaabay Gobolka Maroodijeex .
Waxaanu Af-hayeenku sheegay in Xubnaha iyo Masuuliyiinta la magacaabay yihiin Dadkii ku haboonaa, isla markaana ay leeyihiin kartidii ay ku gudan lahaayeen Xilkaasi .
Ugu danbayn Af-hayeenku waxaa uu Xisbiga KULMIYE u Rajeeyay Guul, Isagoo Masuuliyiinta la magacaabayna alle uga baryay in uu alle ku asturo xilkaas loo igmaday .