“Markaan Yaraa Ruwaayadaha Ayaan Daawan Jiray Oo Marka La Gelayo Tigidhada Ayaa La Goostaa, Markay Dhammaato Ee Heesta U Dembaysaa Ay Socoto Ayaa Dadku wadaKici jiray, kadibna askariga albaabka jooga ayaa dadkii awoodi waayay inay tigidho goostaan ee dibada taagnaa uu soo daayaa,markaa dadka uu hankoodu yara sarreeyaa way baxaan oo waxaasoo weydaarta kuwa kale ee albaabka laga soo daayay………Anigu waxaan leeyahay aad baan xukuumadda ula soo kifaaxay laakiin waa intii udembeysay iyo heestii u dembeysay oo waan sii dhaafayaa”.