Waxaa maanta Xisbiga WADDANI iska cassilay masuuliyiin xilal muhiima Ka hayay Xisbiga WADDANI .
Waxaanay is casiladooda ku sababeeyeen in Xisbigii ka baydho Dhabbadii uu hayay, isla markaana Xisbiga ay isugu yimaadeen Siyaasiyiin kala afkaar ah .
Masuuliyiintan ayaa kala ah
1.Ibrahim Dahir Dubad-Xoghayihii Sayniska iyo Tiknooljiyada xisbiga Waddani.
2.Khadar Cisman Budle-Xoghayihii Gaashandhiga Xisbiga Waddani.
3.Hinda Xasan Idris-Xoghaye ku xigeenkii arrimaha bulshada.