Shir Hargaysa uga socday Somaliland iyo khaatumo ayaa hadda la soo gabogabeeyay .
Waxaana ka soo baxy toban qodob, Waxaana ugu horayn tacsi loo diray eheladii ay ka baxeen dadkii ku geeriyooday shaqaaqadii labada beelood ku dhex martay Buuhoodle .
Sidoo kale Waxaa guddida labada dhinac ay digniin u direen maamullada Garowe iyo Muqdisho .
Waxaana Guddi loo saaray Shirwaynaha loo qabanayo Somaliland Iyo Khaatumo .
Faahfaahinta warkan goor dhaw naga fisha .