Daawo: Ceel Biyood Cusub Dhererkiisuna Dhan yahay 546 Mitir oo laga Dhamaystiray Degmada Gaashaamo ee Dawlad Deegaanka Soomalida Itoobiya

Ceel Biyood cusub Oo Laga Dhamaystiray Degmada Gaashaamo ee Dawlad Deeganka Soomalida Itoobiya Kaas Oo La Rajaynayo In Biyaha Looga Jiido Magaalada Gaashaamo.

Ceelka ayaa Dhererkiisu yahay 546 Mitir waxaanu qayb ka yahay Qorshaha Xukuumada Dawlad Deegaanka Soomalida Itoobiya ee uu hogaaminayo Md Cabdi Maxamuud Cumar .

Ceelkan ayaa Biyo gelin looga Jiidi Doonaa  Magaalada Gaashaamo Iyada Qorshuhu Yahay in biyo gelinLoo sameeyo Degmada Gaashaamo .

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso