Is-Fahmi Waa Dhex Maray Donald Trump iyo Tamim Bin Hamad!

Shirkii u dhaxeeyay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo Amir-ka  Qadari Amiir Tamim bin Hamad al-Thani oo ku sugnaa Shirkii Golaha Guud ee Qaramada Midoobay Ayaa isfaham Dhex maray ku saabsan muujinta dhaqdhaqaaqa.

 Inkastoo Trump uu u muuqday in uu tilmaamayo gacantiisa kaddib markii uu xagiisa u soo wareejiyey si uu u yidhaa Kalmadiisa Ayuu Amiir  Tamim wuxuu u maleyay in ay tilmaantu tahay  Salaan Gacan Qaad ah, laakiin wuxuu si dhaqso ah u saxay xaaladii, taas oo inta badan dhacda kulamada  wax dabiici ahana iska ah.

Baraha bulshada ayaa lagaga Faaloonayaa  dhacdadan  iyadoo la raacinayo l xurgufta Siyaasadaeed ee ka dhaxaysa Khaliijka .

https://youtu.be/h7qDW1avUl8

Advertisement

Ku Xayeysiiso