War Deg Deg ah: Saddex askari oo Israel ahi oo lagu dilay West Bank


Saddex askari oo Israel ah ayaa lagu dilay weerar tooriyeyn iyo Rasaas ah oo ka dhacay meel u dhow dhulka deegamaynta Yuhuuda ee Har-adar ee Waqooyiga Difa Qarbiya.

Wargeyska “Yedioth Ahronoth” ayaa ka soo xiogtay ilo ammaan in Falastiini uu rasaas ku furey Koox askar ah meel u dhaw Dhulka lagu deegaameeyey Yuhuuda ka hor inta uusan Tooriyeyn kuwii kalena.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso