Ukraine : Shil Argagax leh Haweeney Si Mucjiso ah U Badbaaday Maalin kalena Loo Dhigtay!!

Shilku wuxuu u eg yahay filimaanta Argagaxa leh , Fiidyaw uu  duubay kamaradaha ilaalinta waddada magaalada Kharkov ee Ukraine Jimcihii, September 22-keedii ayaa haweeney Wadada ka Talaabaysay Jiidhay Tram.

 

 

Waxay u muuqataa in haweenaydu aanay danaynayn Ishaarada  dadka lugaynaya ka joojisa wadada.

 

Warbaahinta maxaliga ah ayaa sheegtay in imaatinka ambalaaska iyo dhakhtarradu ay gacan ka geysteen badbaadinta nolosha dhibbanaha waxaana la jaray ama la gooyey mid ka mid ah lugaheeda.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso