Bilayska Ingiriiska oo Xidhay Kow iyo Toban Nin oo Looga Shakisan yahay in ay Ka tirsan Yihiin Kooxda neo-Nazi Qorsheynayayna Falal Argagixiso


Bilayska Ingiriiska ayaa xidhay 11 qof oo ku sugnaa England iyo Wales iyaga  loo tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin kooxda neo-Nazi.

Lix ka mid ayaa laga qabtay waqooyi-galbeed ee England, waxaana lagu tuhunsan yahay in ay ku lug leeyihiin diyaarinta falal argagixiso. Wasaaradda Difaaca Ingiriiska ayaa sheegtay in aysan jirin xubno hore oo ka tirsan ciidamada qalabka oo ku jirta kooxdan.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso