Dhinaca kale afhayeenka Maleeshiyo Maxali ah oo ka Taageerta Xukuumada Dagaalka ay kula Jirto Boko Xaram Cumar Ari ayaa sheegay in wax yar ka dib markii qaraxu dhacay  qarax labaad oo isqarxin ahi uu dhacay isla markaana aanu ka dhalan wax Khasaara ahi, Qaraxa labaad ayuu ku sheegay in isna uu ahaa Haweenay Se Ciidamadu ay joojiyeen bar kaantarool ka dib markii ay ka shakiyeen se ay is qarxisay markii Dambe.

 

Warqabadka ToggaHerer