Gudaha Ka Eeg :Dhalinyarada Beesha Gaashaanbuur (Ciidagale) oo Yeeshay Kulan Ay Kaga Tashanayaa Masiirkooda Siyaasadeed

Dhalinyarad Beesha Gaashaanbuur Ayaa Yeeshay Kulan Ay Kaga Tashanayaan Masiirkooda Siyaasadeed Cidii  Ay Ku Biirin Lahaayeen maadama wadanka ay ka socdaan hirdan siyaasadeed  u dhaxeya sadexda xisbi qaran ee somaliland.

hadaba iyada oo laga duulayo arimahaasi ayaa badiba dhalinyarada  beesha gaashaanbuureed waxay isugu yimaadeen kulamao taxana ahaa oo habeenadii u dambeeyey ka socda magaalada hargeysa sidii wax laysaga waydiin lahaa arimahan iyo halkii ay ku biirin lahaayeen cududooda taageero iyo tooyad Cod Bixineedba.

Dhalinyarad aqoonyahanka ah ee beesha gaashaanbuur oo madashaasi u dhamaa ayaa iska dhex doortay  Gudi qaban qaabo oo matasha dhalinyarada beesha kuwaas oo  Kasoo Talo Bixiya  Xisbigii Ay La Garab Istaagi Lahaayeen Cududooda Taageero iyo Tooda Wax Qabadba
Waxaana Ay Madashaasi Ka Sheegeen Inaanay Jirin Cid  Kale Aan Ahayn Gudidan oo Ka Hadasha Arimaha Reerka
Waxaana Halkaa Ka  Dhex Doorteen Gududi Qaban Qaabo oo ka kooban 11 Xubnood;

GUDIDA QABAN QAABADA DHALINYARADA BEESHA GAASHAANBUUR.
———————————————————————————–

1:- Khalid Abdi Dubad (Khaalid Dhucda) (Gudoomiye)

2:- Maxamuud Ibraahin Abdi (G. Kuxigeen)

3:- Muxuyadin Muxumed Ismail (Muxuyadiin Awoowo) (Afhayeen)

4:- Maxamuud Abdi Case (Xoghaye)

5:- Mubarig Adan Cali (Xubin)

6:- Abdiqadir Mahad Cabdilahi (Xubin)

7:- Mawliid Mahad Abdilahi (Xubin)

8:- Ayaanle Maxamed Xasan (Xubin)

9: -Abdishakur Awil Osman (Xubin)

10:- Shaafici Abdi Haybe  (Xubin)

11:- Bashiir Cumar Cigaal (Xubin)

Hadaba Gudidu Markay Arkeen Culayska Ay Leedahay Hawshani Waxay Iska Sii Dhex Doorteen Gudi Fulineed oo Hawshan Sii Gudo  Gasha arimaha ka turjumaya masiirka dhalinyarada aqoonyahanka ah ee beesha gaashaanbuureed,

GUDIDA FULINTA
———————

1:- Khalid Abdi Dube (Gudoomiye)

2:- Maxamuud Abdi Ibrahim (G. kuxigeen 1aad)

3:-Abdishakur Awil Osman (G. Kuxigeenka 2aad)

4:-Muxuyadiin Muxumed Ismail ( Afhayeen)

5:- Maxamuud Abdi Case (Xoghayn)

Kulankaa Ayaa Kusoo Dhamaaday  Jawi Degan

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso