Haween reer Iiraan ayaa ku daabacay tiro sawirro ah oo ay soo dhigeen baraha Twitter-ka si ay u muujiyaan in waddankooda sannado badan haweenku ay ku wateen gawaadhida, halka ay ku jeesjeeseen dib-u-dhaca ku yimid go`aanka boqortooyada Sucuudiga, taas oo u oggolaaneysa haweenku gawaadhida kaxeeyaan Juun soo socota.
Qaar ka mid ah ayaa sheegay in haweenka Iran ayan kaliya kaxayn gaadiidka yaryar balse ay xaq ay u leeyihiin inay wadaan baabuurta rakaabka, waxay kaloo kaxeeyaan basaska waxay ku shaqaystaan darawal taksi oo wadankooda ah.
Warqabadka ToggaHerer