Waar Maxaa Ina Dhegalaab Iyo Ina Muraad Kala Haysta

Ilaa maalintii doorashada dowladaha hoose ka dhaceen somaliland golaha degaanka BURCO buuqiisu ma damo arinkoo dhana wuxuu ku soo ururaya waa Ina Murad iyo Ina Dhegalaab  khulaasaduna waa nin macaan bartay iyo nin imika dhadhamiyey nina waxaa u sii muuqda kursigii u ku fadhiyi jirey oo macaankiisa aduunyo badna dhibkiisa aakhirona badan yahay ninka hada joogaana macaankiisi haysto aakhirana calalaheed taagan 2da nina 2da xisbi ee somaliland one ka iyo two ga isu ha ka soo kala jeedan mar kalena sidii dhaqankii GAALKACAYO ee SACAD/HABAR GIDIR IYO CUMAR MAXAMUD/MAJERTEEN dhaqankoodi leh ama bari BURCO iyo galbeed BURCO u xifiltamata taasina ay dhaawac badan bado magalada ugu taariikhda weyn SOMALILAND dhinac kastaba dhaqanka garta xoolaha nin garboodka dadka qaar baa ku dooda inu AWDAL yahay gobolka ugu mutacalimiinta badan somalilnad taas anigu ma aaminsani sababto ah aabihii tacliintu burco u dhashay MAXAMUD AXMED CALI  afsomaliga ninkii qorayna burco u dhashay MUSE GALAAL.
gunaanadkaygu waa BURCO haka korto sifooyinka qaldan aan soo sheegay si horumar ay bulshadu u gaadho waxa umusha u dana ilmahana u dana KULMIYE IYO WADANI waa tambareeri magacyada qabiilka een lakala baxnayna waa تلك اسماء سميتموها waxa daanta galbeed u dana daanta barina u dana
balanteenu ha noqoto BURCO first

 

GARYAQAAN SHAXAARI

Advertisement

Ku Xayeysiiso