Cimrigiisu Waa Saddex Qarni Waxaanu Marti Geliyaa martida Soo Booqata, Maxay dadku u yimaadaan una booqdaan masaajidkan ku yaal Shiinaha?

Haddii aad eegto dhismahan marka hore waxaad u maleyneysaa inay Tahay Qasri laakiin haddii aad eegto qoraallada waxaad ogaan doontaa inay tahay masaajid.

Waxa loo yaqaan Jingdo waxaana la dhisay Cahdigii Boqortooyada Shiinaha ee Kangxi oo jirtay in ka badan saddex qarni kahor.

Laakiin sababta ay dadku u yimaadeen ugana soo booqdaan gudaha iyo dibadda Shiinaha waxaad ka ogaan doontaa Fiidyawga Muuqaalka ah.

Warqbadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso