Gudaha Ka Akhri : Markii ugu horreysay Dunida Hooyo Suuriyaan ah iyo Inanteeda Isku Mar Wada Umulay!!!!!

Fadumo Berenji  oo 42 jir ah iyo Inanteeda Ghada Berenji oo 21 jir ah ayaa mar wada umulay labadooda  carruur ah ka dib markii dhakhaatiirta Turkiga ay u fuliyeen qaliin Cusbitaal ku yaalla gobolka badhtamaha Turkiga ee Konya.

Sida laga soo xigtay dhakhaatiirta tani waa markii ugu horreysay ee dunida oo hooyo iyo Inanteedu ay isku mar umulaan  ka dib markii Xaaladooda Caafimaad isku si loola socday,Isku Daqiiqad ayay umuleen Isku Cusbitaal ayay ku umuleen Qaliinka Loogu sameeyey.

Faduma iyo gabadheeda Waxay asal ahaan ka soo jeedaan Tukumaan waxayna ka soo carareen  Dagaalada Suuriya seddex sano ka hor waxayna ku soo qaxeen  Gobolka  Konya.

Faduma iyo gabadheeda Ghada waxay ugu mgacdareen wiilashooda Rajab iyo Dayib iyaga oo ku Muujinaya  Jacaylka ay u hayaan  Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso