Sida aya warbaahinta Maraykanku Sheegayso Sabti Akadamiyadda Cirka ee Maraykanka ee Colorado ayaa waxa ka dhacaya Rasaas.
Bilayska Mareykanka ayaa sheegay in ay heleen warbixin ku saabsan “In Rasaastu wali socota”, isaga oo intaa ku daray in ay isla markiiba xidheen akadeemiyadda.
Maamulka akadeemiyadda ayaa digniin farriin ah u diray ardaydooda iyaga oo waydiistay inay Dhuuntaan.
Akadamiyada ayaa Todobaadkii hore Haysatay Bogaga hore ee warbaahinta kadib markii Lagu Qoray Gudaha Hoolalka ereyo cunsuriyasan Lidin ku ah Dadka madow.
Warqabadka ToggaHerer