Dukaankii ay Tuugtu Xadeen Dhacdadii labaad ee 2014 ee Paris
Maxkamad Faransiis ah ayaa ku xukuntay Saddex Tuug xabsi ilaa 15 sano iyada oo lagu soo oogay labo dhacdo oo Paris ka dhacay laba sano ka hor.
Dhacdadii ugu horraysay ayaa tuugtani xadeen dukaan dahabka iibiya 2013-ka ,Tuugta ayaa ka baxay dukaanka iyaga oo aan wax raad ah kaga tegin, waxayna dhaceen dahab lagu qiimeeyay $ 4 milyan.
Dhacdadii labaad oo dhacday laba sano ka dib tuugta ayaa ay isweydaarsadeen bilayska rasaas taas oo dhaawacday askari bilays ah iyo tuug.
Warqabadka ToggaHerer