Kurdistan : Doorashooyin ka madaxweynenimada iyo baarlamanka Waa Bilowga November


Wakaalada Wararka ee Reuters ayaa soo warisay In Kurdistan aya qaban doonaan doorashooyin Madaxtooyo iyo ta baarlamaani bisha Noofambar.

Geesta Kale Madaxa isbahaysiga Ciraaq Salah Muzahm Jubouri ayaa soo bandhigay qorshe lagu xallinayo khilaafka ka dhaxeeya dawladda Ciraaq iyo Kudistan.

Guddiga doorashooyinka ayaa ku dhawaaqay guusha geedi socodka aftida halkaasoo ay Kurdsku taageerayeen nidaamka kala-guurka tirada cod-bixiyeyaasha “Haa” 92%, halka 7% ayaa u codeeyeen “Maya”.

Tirada kaqeybgalka ee aftidu waxay ahayd 72%, iyo tirada codbixiyeyaasha ka qeyb qaadanaya aftida 4.5 malyan oo ka mid ah codbixiyayaasha gobolka iyo dibaddaba.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso