Hargeysa(ToggaHerer)Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa Maanta Bookhday Xarunta Taliska Ciidanka Dab-Damiska Qaranka Somaliland ee Caasimada Hargeysa.
Wasiirka ayaa waxaa Halkaasi ku soo dhaweeyey Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Sareeye Guuto Axmed Maxamed Xasan [Sawaaxili ] oo ay Weheliyaan Taliye Ku-Xigeenka Ciidanka Dab-Damiska Somaliland Cabdi-Xamiid Faarax Iidle,iyo Agaasimaha Fulinta ee Ciidanka Dabdamiska Somaliland Cabdiqaadir Cumar Xaashi iyo Hogaanka Tababarada Khayre Goox Abokor
Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan