Asc 12/10_2017
Ibrahim m Caalin
waxan sigaar ah usalamaya shabac wayna reer somaliland garahan saxaafada s land.
hadaan waxyar ka idhaahdo wararka ayaamahan saxafadu qoraysay waxad mooda in siyaasiyinta manta wax wayni ka xunyiin ama aanay fahminba siyasad.
waayo waxaad arkaysa nin mucarada oo siyadiisii ka noqatay turxaan iyo xajiin aanku dhisnayn xaqiiqda
waxay ahayd inay dhaliilan xukumada iyo siyasada xisbia ay katarsan tahay miyay ilaawen mise waxay is yidhahden dadku idinka yeeli mayo dhaliisha xisbi xakimka iyo xukumadiisa
waxalayaab ah
laakin waxaad arkay saa iyagoo siyasadaynaya mushaharka ciidamada iyo utuuno reero dhexyaalay oo laga heshiiyay
waxad kaloo wax layaable ah raga mucararad kadayaya
dhulka bacadlaha Burco oo dadkii laha dhisanayan in laga dhigtay siyaasad waana wax lagu qoslo raga xildhibanad manta burco ka ah ee xasarada shaqada kadhigtay waar dhulka Burco
halkaasun Burco maaha wasiirna Cali mareexan un maha
Burco waxay lahayd 5 Gole cayaared dhaman waala iibiyay waxaana udanbeeyay Golii shiikh bashiir waar makaa dadkii lahaa dhisanayan baa wasiirka ku ceebaynaysan
dadka burco manta wasiirka cali baran maayan
wasiir dulqado waa hara tidii udanbaysee
xildhibanada waxan layahay kalkasi meel xunmarin sxb bayaal dadkiina ushaqeeya halkana haku ceebobina waxana
tihiin golayasha manta xilku kasalan yahay iyo isku wadka shacabka Burco xiliga kala gurka lakii hakala didinina .
mahad sanidin