
Dab-demiyayaashu waxay ka heleen meydadka baabuur gubtay mid ka mid ah wadooyinka magaalada Najran.
Dabka ayaa sidoo kale ku wareegay magaalada Figo mid ka mid ah magaalooyinka ugu dadka badan ee Galicia halka Jaamacada magaalada laga daadgureeyay ardayda iyo dadka ku sugan, ayuu yidhi afhayeenku.
Ma aysan bixin faahfaahin sababaha dabka Afhayeenku.
Warqabadka ToggaHerer