Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka Rex Tillerson ayaa Arbacadii sheegay in Maraykanku uu aad uga walaacsan yahay waxa ku dhacaya dadka tirada yar ee Myanmar Rohingya sidoo kalena sheegay in hoggaamiyeyaasha ciidamada Myanmar ay mas’uul ka yihiin waxa dhacay.
“Waxyaabaha ugu muhimsan ee noogu jira waa in dunidu ayana wali istaagi karin oo ay daba socdaan xasuuqyada laga soo waramayo gobolka,” ayuu yidhi.”Waxaanu masuuliyada Waxa dhacaya saaraynaa Taliyayaasha ciidamada ,” ayuu yidhi.
Warqabadka ToggaHerer