Fursado Camal oo uga Soo Baxay jidadka iyo waddooyinka Maraykanka Bisadaha!!

Guryaha xayawaanka ee Philadelphia Maraykanka ayaa waxay bixisay fursad labaad oo bisadaha.

Hoyga wuxuu helayaa fursado shaqo oo bisadaha ah si ay u eryadaan Jiirarka iyo xayawaanka kale ee bakhaarada iyo warshadaha.

Hoyga wuxuu bilaabay barnaamijka Bisadaha afar sano ka hor isaga oo dejinaya marxaladda barnaamijyada la midka ah ee Maraykanka.

Mid ka mid ah bisadaha ugu caansan ee ka qalinjabiyey barnaamijkan waa bisad Gary oo ka shaqeeya barxadda Philadelphia waxaana loo shaqaaleeyay inay disho jiirka oo burburiyay Kaydka barafka.

Gary hadda waa saaxiibka ugu fiican ee macaamiisha badankooda.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso