Madaxweynaha Iran oo ka digay dagaal Daakhili inuu ka dhaco Nidaamka Iran


Madaxweynaha Iran Hassan Rowhani ayaa ka digay in xasilloonida dalku ay halis ku tahay dagaalka gudaha dhexdooda ah ee kuwa dhexdhexaadka ah iyo Kuwa Muxaafidiinta ah.

Rohani waxa uu sheegay in xukunka guud ee Iran uu burburi doono haddii dhinac uu u maleeyo inay ku guuleysan karto burburinta ka kale.

Muxaafidiinta ayaa dhowaan soo cusbooneysiiyay naqdintooda heshiiskii nukliyeerka ee ay gaadheen dawladda Rohani iyo awoodda caalamiga ee sannadka 2015.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso